21/11/2025
Hampalyo maalinta macallinka somaliyeed
u
21/11/2025
Hampalyo maalinta macallinka somaliyeed
31/10/2025
Alham dulilah waxa so dhamaday dhameystirka xarunta cusub ee Usama Binzeyd Primary & Secondary School
30/10/2025
Goor dhaw waxan baahin doona xarumaha cusub ee Usama binzeyd
Shaacinta natiijada dugsiga 31/8/2025 Axad
Furitaanta dugsiga 1/9/2025
Hampalyo dhaman ardada somaliyed gaar ahan arayda usama binzeyd oo guul lataaban karo Allah kasiiyay imtixaanki ay Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha Iyo Tacliinta Sare waxana aaminsanahay in sicadaalad loo saxay guul i.a waxa mahad iskaleh Allah sw marka xigto waalidiinta,macalimiinta iyo mamulka oo isu xilqaamay diyaarinta ardayda Alx
Waxa ka dhiman furitaan sanad dugsiyeedka cusub 2025-2026 9 beri o kaliya
Alx Allah,ayaamahad iskaleh 106 arday oo imtixanka ufarisatay badi ay guul aad uqrux badan soo hooyeen waxa ay guusha ku heleen
,duca waali,mid macalin ,juhdi adag,sabar,mar 2aad Allah ayaa mahad iskaleh Alx Alx
11/08/2025
21/07/2025
Waxan sagootinay galabta rag ka adag birta insha allah guul