La kullan oo wax ka ogow Macalimiinta machadka Al-Masabih.
Macalimiinta ka howlgasha machadka waxaa kamid ah Ustaad Mohamud Omar Ismail oo ku takhasusay barista luqada carabiga.
Kusoo biir Machadka Al-Masabih oo hel waxbarasho tayo sare leh.
Halkan iska diiwan gali: / :+252616645548
.
Al-masabih Institute
مرحبا بكم في معهد المصابيح
للتعليم عبر الانترنت
يقدم ?
21/07/2023
Jimco Wanaagsan
La kullan oo wax ka ogow Macalimiinta machadka Al-Masabih!
Waxaa ka mid ah macalimiinta Machadka Ustaad Maxamuud Ismaaciil Cumar, oo ah macalin ku takhasusay barista luqada carabiga, wuxuuna leeyahay khibrad macalinimo oo kor u dhaaftay 30 sano.
Kusoo biir Machadka Al-Masabih oo hel waxbarasho tayo sare leh.
Halkan iska diiwan gali: / :+252616645548
.
Al-masabih Institute
مرحبا بكم في معهد المصابيح
للتعليم عبر الانترنت
يقدم ?
Ustaad Mohamed Isse Abdirahman oo ah macalin khibrad durugsan u leh barista luqadda carabiga qaybaheeda kala duwan ayaa ka mid ah Macalimiinta Machadka Al-Masabih.
Ustaad Mohamed oo 30 kii sano ee la soo dhaafay heerar kale duwan kaga soo shaqeeyey jaamacado iyo macaahid dalka gudihiisa iyo dibadiisaba ku yaallo ayey ardayda machadka Masabih fursad u helayaan in ay wax ka bartaan.
Ku soo biir Machadka Al-Masabih oo hel waxbarasho tayo sare leh.
Si aad isku diiwangalisid nagala soo xiriir: / :+252616645548
La kullan oo wax ka ogow Macalimiinta machadka Al-Masabih!
Ustaad Mohamed Isse Abdirahman ayaa ka mid ah Macalimiinta Machadka Al-Masabih.
Ustaad Mohamed Isse Abdirahman waxuu ku howlanaa barista carabiga iyo culuumta shareecada mudo ka badan 30 sano oo ay arday badan ka aflaxeen duruustiisa.
Ku soo biir Machadka Al-Masabih oo hel waxbarasho tayo sare leh.
Halkan iska diiwan gali: / :+252616645548
Al-masabih Institute
مرحبا بكم في معهد المصابيح
للتعليم عبر الانترنت
يقدم ?
Maamulka iyo macalimiinta Machadka culuumta shareecada iyo luqadda carabiga ee Al-Masabih wuxuu halkaan idinkugu soo gudbinayaa hambalyada Ciida.
Ciid Wanaagsan.
#كل عام وانتم بخير
تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال
.
.
نهنئكم جميعأ بحلول عيد الأضحى المبارك.
أعاده الله علينا وعليكم بالخير والمسرات
كل عام وانتم بالف خير.
تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال.
Al-masabih Institute
مرحبا بكم في معهد المصابيح
للتعليم عبر الانترنت
يقدم ?
Halkaan ka daawo maamulaha machadka Al-Masabih Dr.Cabdiraxman Maxamed Cabdullahi oo sharaxaad kooban ka bixinaayo Machadka iyo koorsooyinka uu bixiyo.
Isdiiwaangalinta way socotaa!
Nagala soo xiriir WhatsApp-ka: +252616645548 si aan kuu sharaxaad waafi ah kuu siino.
Nagu soo biir maanta! Waxaan kuu rajaynaynaa mustaqbal ifayo in shaa Allah.
تعرف على أساتذة معهد المصابيح
مدير المعهد
د. عبد الرحمن محمد عبدلى عمر
دكتوراه في الدراسات الإسلامية (الفقه المقارن).
القبول مفتوح
للتسجيل تواصل معنا عبر الواتس:+252616645548
Al-masabih Institute
مرحبا بكم في معهد المصابيح
للتعليم عبر الانترنت
يقدم ?
تعلم اللغه العربيه والعلوم الشرعية في أي وقت ومن أي مكان مع معهد المصابيح.
سجل الآن للانضام تواصل معنا عبر الواتساب:+252616645548
القبول مفتوح.
Al-masabih Institute
مرحبا بكم في معهد المصابيح
للتعليم عبر الانترنت
يقدم ?
09/06/2023
𝗝𝗶𝗺𝗰𝗼 𝗪𝗮𝗻𝗮𝗮𝗴𝘀𝗮𝗻
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Telephone
Website
Address
Mogadishu