Al-Ain primary and secondary school

Al-Ain primary and secondary school Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Al-Ain primary and secondary school, School, Laybeeriya, Mogadishu.

16/02/2024

Ogeysiis waxaa lagu wargelinayaa dhammaan ardeyda dhigata dugsiga Al-Ain primary and secondary school in uu iskuulka fasax yhy laga bilaabo barito oo sabti ah ilaa mĂ alinta isniinta waxaa dib loo soo furi doona maalinta tallaadada sidaas ardayda hala socoto insha alh

Ogeysiis Iskuulka Al-Ain Primary And Secondary School wuxuu wadaa qabashada ardaydaSanad dugsiyeedka 2022-2023 Tirada ar...
03/08/2023

Ogeysiis
Iskuulka Al-Ain Primary And Secondary School wuxuu wadaa qabashada ardayda
Sanad dugsiyeedka 2022-2023
Tirada ardayda la qaadanayo way xadidanyihiin yaan lagaa buuxin ee hori u gaar xarunta iskuulka

Waxaa si habsami leh ugu socda iskuulka Al-Ain primary and secondary school tartan aqooneedka fasallada.Cilmi aan ku bar...
10/02/2023

Waxaa si habsami leh ugu socda iskuulka Al-Ain primary and secondary school tartan aqooneedka fasallada.
Cilmi aan ku baree caqli aad kaashato ma leedahay?

18/01/2023

Waxaa maanta inoo qabsoomay wareega 2aad ee tartan aqooneedka iskuulka Al-Ain Primary and Secondary School Tartankaas oo ay ku loolameen fasallada 4aad (A) iyo 3aad ( A) kaas oo ay guusha ku raacday
fasalka 3aad (A)

Ba' Nimaan Aqoon baa Bulshada baa'biyey
Al-Ain School Waa hoyga aqoonta ubadka Iyo barbaarta Soomaaliyeed

Waxaa maanta oo ay taariikhdu   ku beegan tahay 11/01/2023 inoo bilawday tartan aqooneedka sanadlaha ee sanad dugsiyeedk...
11/01/2023

Waxaa maanta oo ay taariikhdu ku beegan tahay 11/01/2023 inoo bilawday tartan aqooneedka sanadlaha ee sanad dugsiyeedka 2022-2023 ee Dugsiga Al-Ain Primary And Secondary School qeybtiisa Primaryga oo ay ku tartameen fasallada 6aad iyo 5aad
Guul wacan barbaarta Al-cayn

Welcome to our page Al-Ain primary and secondary school
16/01/2022

Welcome to our page Al-Ain primary and secondary school

Address

Laybeeriya
Mogadishu

Telephone

+252615175883

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al-Ain primary and secondary school posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Al-Ain primary and secondary school:

Shortcuts

Share

Category