Baro Kimistari

Baro Kimistari

Share

halkaan Ka baro maadooyinka sayniska ah: sida Kimistariga, Fiisig. Xisaab, Baayo. & Diiniga.

25/12/2025

Waxaan maanta oo taariikhdu tahay 25 kii diseembar 2025 ta codkayga ka dhiibtay xaruunta Dugsiga Hoose/Dhexe iyo Sare ee Macalin Jaamac. Waxaan beenoowday Muqdishow Doorasho k**a dhacayso.

20/10/2025

Casharka 148 aad
Like saar page ka share dheh oo La Wadaag Asxaabtaada
Casharada oo dhan kala soco channel ka Baro Kimistari
πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡
https://www.youtube.com/c/Barokimistari/videos

.
Macalinka ha loo cimaamado akhyaaray subscribe, like and share, page kana hala follow gareeyo.
Mahadsanidiin

Photos from Baro Kimistari's post 19/10/2025

🎬 Safarkayga Hal-abuurka iyo Guusha

Tababarkaygii Video Production Mastery Course wuxuu ii ahaa safar hal-abuur, barasho, iyo korriin xirfadeed oo aanan hilmaami doonin. Intii lagu guda jiray, waxaan bartay in hal-abuurka dhabta ahi uu ka yimaado dulqaad, isku xirnaan, iyo rabitaan joogto ah oo lagu gaaro heer sare.
Sida murti Soomaaliyeed ay leedahay: β€œDadaalka dheer waa kan mirihiisa la hanto.”

Inta lagu guda jiray safarka, waxaan la kulmay waqtiyo adag, habeenno dheer, iyo saacado badan oo aan nasasho lahayn balse dhammaantood waxay isu beddeleen waayo-aragnimo qiimo leh oo dhisaysa hal-abuurka iyo hufnaanta shaqsiyadeed.

Guusha ugu weyn waxay timid markii aniga iyo lix xubnood oo kale aan muddo saddex isbuuc ah ku diyaarinay labo Documentary, kuwaas oo si kadis ah loogu soo bandhigay xafladdii shahaado bixinta ee macallimiinta iyo ardayda.
Taasi waxay ahayd daqiiqad muujisay isku-duubni, fikir furan, iyo karti dhallinyaro Soomaaliyeed oo u heelan hal-abuur iyo horumar.

Waxaan si gaar ah u mahadinayaa Ustaad Mahad Qalax iyo Ustaad Abdullahi OnlinΔ“ , kuwaas oo ahaayeen laf-dhabarka guusheena.
Waxay nagu hanuuniyeen sida fikrad yar loogu beddelo muuqaal nololeed, waxayna nagu abuureen kalsooni aan ku wajahno suuqyada hal-abuurka iyo warbaahinta.

Mahad kale oo gaar ah waxay u socotaa Masrax Production, oo uu Ustaad Mahad Qalax nooga soo qaaday fursad tababar iyo waayo-aragnimo dhab ah. Taageeradooda iyo fursadda ay na siiyeen waxay ahayd mid aan qiimeheeda lagu cabbiri karin.

Sidoo kale, waxaan si qiiro leh ugu mahadcelinayaa SIMAD Creative Studio , oo si hagar la’aan ah u diyaarisay koorsada, una fududeysay sidii aan ugu dabaqi lahayn barashada Video Production-ka.
SIMAD Innovation Lab , oo ah xarunta sare ee hal-abuurka ee SIMAD University , waxay ahayd il dhiirrigelin iyo fursad, taas oo nagu hoggaamisay inaan si weyn u fahanno hal-abuurka casriga ah iyo tignoolajiyada cusub.

Guushan aan maanta xusayo waa mid ka timid hal-adayg, wadajir, iyo rabitaan aan la dumin karin.
Waxay ii noqotay bilow cusub oo aan ku sii wado safarka hal-abuurka, kobcinta xirfadaha, iyo dhisidda mustaqbalka ifaya ee warbaahinta iyo filim sameynta Soomaaliyeed.

19/10/2025

Casharka 147 aad
Like saar page ka share dheh oo La Wadaag Asxaabtaada
Casharada oo dhan kala soco channel ka Baro Kimistari
πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡
https://www.youtube.com/c/Barokimistari/videos

.
Macalinka ha loo cimaamado akhyaaray subscribe, like and share, page kana hala follow gareeyo.
Mahadsanidiin

29/09/2025

The sunset is not the end… it’s the promise of a new dawn.πŸŒžβž‘οΈπŸŒ™

08/09/2025

Casharka 146 aad
Like saar page ka share dheh oo La Wadaag Asxaabtaada
Casharada oo dhan kala soco channel ka Baro Kimistari
πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡
https://www.youtube.com/c/Barokimistari/videos

.
Macalinka ha loo cimaamado akhyaaray subscribe, like and share, page kana hala follow gareeyo.
Mahadsanidiin

01/09/2025

Casharka 145 aad

01/07/2025

Casharka 144 aad

08/06/2025

Casharka 143 aad

06/06/2025

Ciid mubaarak dhammaan ummadda islaamka ah..

01/03/2025

Casharka 22aad
Like saar page ka share dheh oo La Wadaag Asxaabtaada
Casharada oo dhan kala soco channel ka Baro Kimistari
πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡
https://www.youtube.com/c/Barokimistari/videos

.
Macalinka ha loo cimaamado akhyaaray subscribe, like and share, page kana hala follow gareeyo.
Mahadsanidiin

21/02/2025

Casharka 142aad

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address

Mogadishu