17/10/2022
OGAYSIIS
Waxaa dhamaan bulshada soomaaliyeed ee ku nool degmada la ogaysiinayaa
in la furay Machadka Kaafiye, oo bixin doono koorsooyin lagu dhisayo ardayda
soomaaliyeed.
Koorsooyinka uu bixiyo machadku waxaa kamid ah:
1. maadooyinka scientifica (Physics, Biology, Chemistry Iyo Math) ee fasalka
Form four iyo Form one.
2. Diyaarinta ardayda iskuulka ka daahday. Ardayga waxaa laga dhisi doonaa
fasalka 1aad illaa fasalka 7aad. Si uu fasalka 8aad ugu fadhiisto hadii Alle
idmo.
3. U Diyaarinta ardayda fasalka 8aad imtixaanka shahaadiga ee wasaaradda
waxbarashada.
4. Xirfadaha muhiimka ah ee nolosha sida Fagaare hadalka(public speaking)Hogaaminta( leadership)iyo La dhaqanka dadka( communication skills).
F.G
is diiwaan galintu way socotaa,yaan lagaa buuxin,waayo ardayda la qaban doono
way xadidantahay. Online waad isku diiwaan galin kartaa adigoo adeegsanaya
whatsappka.
Machadku wuxuu ku yaalaa Suuqa 2aad, wuxuu xagga dambe kaga dhaganyahay
maqaayadda Cadow.
Wixii faahfaahin ah kala xiriir:
Wac: 617744687/617503472
Facebook: machadka kaafiye
Iska diiwaan gali WhatsApp: 618139331
10/10/2022
10/10/2022