Somali Health And Education Develpoment Orginization

Somali Health And Education Develpoment Orginization

Share

somhedo waa saaxiibka bulshada

12/12/2021

:

QAALIYA OO LOOGU TALAGALAY ARDAYDA CAAFMAADKA BARTA.

Waxa lagu wargalinayaa Ardayda somaliyed gaar ahan bahda caafmadka in laqaban doono program kii aad Wada sugeyseen oo Arday badan soo dalbadeen gaar ahaan ardayda jamacadaha.
qaasatan kuwa aan fursad practical helin ama ubahan PRACTICAL.

(FUNDAMENTAL OF NURSING )
With theory and full practical.
: 2 month.
: 15 Dollr (3 reg,10 month)
: 30% .
: 70% .
: Yes .

DEADLINE: 14/08/2020
: Isgoyska Talleex,Next Cadaani,Mogadishu-Somalia

30/11/2021

Kafaaiidaysi wacan
Hadiii aad tahay qof qalin badashay oo guryaha iska fadhiyo waxay idiin sookordhiyeen dhigayna somali national skills.and training center inay dhalinta soomaaliyeed ku xidhaan xarumaha caafimaadka.ayaga oo soobandhigi doona awoodahooda qofeed shaqsiyaadka soo buuxiya shuruudaha

Yaan lagaa buuxin is qoristu waa xadidantahay
cvgaaga iyo sawiradaada gmailks.meesha kuxusan
Intaaa intii kabadan kala.xariir telphneskaan shaashada kuqoran

22/11/2021

Bishaaro Bishaaro Bishaaro

Dhamaan bahda Jecel waxbarashada qaasatan bahda caafimaad Ururka Somali Health And Education Development Organization (SOMHEDO) waxa ay qabanaysaa Seminar Ciwan kiisu Yahya

FGM AND BREAST FEEDING

Kafaaiidaysi wacan, Waxaadna Naglla Soo Xiriiri kartaa telphane numbarada hoos kuqoran
#0617001560/ 618109011.

Ku soo Dhawow Heath And Education Development organization.

17/10/2021

waxaan Mar dhaw Inoo Bilaaban Doona course caafimaad Ciwaan kiisu yahay Nursing,Waxa Uuna Socon Doona Mudo 2 Bil Waxa uuna Billaawan Doona Traiikhda markay Ku beegan tahay 25-10-2021.
Wixii Faah Faahin ahna Nagalla Soo xiriir tellphonada / Whats app-yada kala ah:- +252 617 001 560 / 619 885 791.

Ka Faideysi Wacan.

27/07/2021

π€πƒπŒπˆπ’π’πˆπŽππ’ πŽππ„π

18/07/2021

πƒπˆπˆπ–π€π€ππ†π„π‹πˆππ“π” π–π„π˜ π…π”π‘π€ππ“π€π‡π€π˜

π€πƒπŒπˆπ’π’πˆπŽππ’ πŽππ„π

Waxaa si toos ah u furmay Xarunta Diiwaangelinta Ardayda cusub

Courses ka 𝐚𝐚𝐝 𝐀𝐚𝐑𝐞π₯𝐒 𝐀𝐚𝐫𝐭𝐨 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐚𝐲 𝐀𝐚π₯𝐚 𝐲𝐒𝐑𝐒𝐒𝐧:

1- Fundamental Nursing
2- EPI
3- Public health
4- Medical Lap
5- Midwifery

Courses ka aan kor kuso xusnay waxaad heli kartaa Diploma iyo Certificate labadaba
Sido kale waxa ay leeyihiin hospital training

Mahadsanid

28/02/2021

Shalay iyadoo caafimaad qabto ayay jaamacadda ka shaqaynaysay, xalayna aakhiro ayay u hoyatay. Eebbe ha u naxariisto agaasime ku xigeenkii waxbarashada ee jaamacadda SIU Marxuumad Shukri Cabdulqaadir Axmed oo caawa Muqdisho ku geeriyootay.

Gabar karti badan oo aysan dumarnimadu u diidin in ay maamulka waxbarashadeenna gacan ka gaysato ayay aheyd. Ehelkeeda iyo bahda waxbarashada, si gaar ahna maamulka, macallimiinta iyo ardayda SIU waxaan uga tacsiyaynayaa tiirkaas culus ee naga baxay.

Dhowaan ayuu saaygeedii ka geeriyooday, iyaduna caawa ayay xijaabatay. Alle Jannada haku kulmiyo.

Waxay inoo ahayd maamula aan marnaba garab naga diidin
Waxay inoo ahayd dhiiri galisa ururkeena
Madhinte waa Allah
Walaal nala.share Gareey nala tacsiyeey

10/02/2021

β– OGEYSIISβ– 


Waxaan ogeysiineynaa Dhammaan ardeyda daneyneysa barashada Cilmiga caafimaadka heer Diploma in Somali Health Educational & Development organization (SOMHEDO) ay qabandoonta course barashada caafimaadka ah qaasatan "DIPLOMA IN ULTRASOUND" xiliyadda Full time iyo Part time Taaso ah 70% pratical 30% theory..
wixii faahfaahin ah fadlan nagala soo xiriir: 607796/617333452/616110615/617001560.
.

07/02/2021

Bishaaro bishaaro bishaaro dhamaan bahda Jecel waxbarashada qaasatan bahda caafimaad in ururka somali health and education development organization (SOMHEDO) ay qabandoonta course barashada caafimaadka ah qaasatan medical fundemental.of nursing. Kafaaiidaysi wacan kana xiriir telphokeskaan hoos kuqoran
#0617333452 ama #0613281060.ama. #0616110615 ama #0617001560
Dhamaan waad wicikartaan insha Allah

22/01/2021

Waxaan qabana doonaa trainig of the hospitals waxaan ugu talagalnay ardayda soomaaliyeed inay kafaaidaystaan xiligooda fasaxa. Waxaan haynaa hospitals badan kala xiriir telphoneskaan
0616110615 ama 0617001560

Kusoodhawaada dhamaan ardayda jecel
Share and like our page

22/01/2021

Asc dhamaan asxaabta jumca wanaagsan

01/01/2021

Ogaysiis waxaa lagu wargalinayaa dhamaan ardayda soomaaliyeed qaasatan ardayda caafimaadka in ururka hormarinta aqoonta iyo caafimaadka soomaaliyeed ay qaban doonta tababar ah hospital qofka uu joogaya muda 2bil ah

Kafaaiidaysi wacan

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Mogadishu
TALEEX

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Friday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00