African University -Distance leaning Center-Audlc
AFRICAN UNIVERSITY
09/08/2022
01/05/2022
CIID WANAAGSAN******
Maamulka, Macalimiinta Iyo Ardayda Jaamacada waxa ay ,la wadaagayaan dhamaan Umadda Muslimiinta ah Melkasta oo ay Dunida Ka Joogaan ,,,,Ciid saciid, Allaah Hanaga Aqbalo Acmashii wanagsaneed, Sanadkaan Sanadkiisa Alle hanagu gaarsiiyo Caafimaad iyo Cibaada Suuban.
AMIIIIIN
12/04/2022
BISHAARO, BISHAARO!
JAAMACADDA AFRICAN , waxa ay ugu bishaareyneysaa Dhamaan ardayda Soomaaliyeed Ee ku nool Muqdisho iyo Nawaaxigeeda in ay qabaneyso Seminar(How to Succeed in your life?). Beri oo arbica ah, Xarunta Jaamacadda qeybta Forolonza, 9:30 Subaxnimo, ka faa iideysi wacan.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Foloronza Road
Mogadishu