Sayid Ahmed

Sayid Ahmed

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Sayid Ahmed, Education, Mogadishu.

01/02/2023

Qofba aragtidiisa meel ka fiiri.

28/01/2023

KITAABUL-XAKIIM.

Kitaapka alle wuxuu hormariyaa oo dhisaa hab-dhaqanka iyo hab-fikirka qofka, qoyska, bulshada, deegaanka, wadanka, dhulka, iyo dhammaan caalamka kale ee nagu hareeraysan intii nolol ka jirto ama alle ugu talagalay in lagu noolaado.

Waxaa dhexdiisa ku duugan kuna kaydsan cilmiyo horay u dhacay kuwo hada la joogo iyo kuwo dhici doona.

Wuxuu wax u waaniyaa dadkana wax ugu sheegaa si xikmadaysan, oo jilicsan oo qurux-badan ay ku dhisantahay, kana fog adayga iyo qalaf-sanaanta.

Wuxuu kuu sheegayaa tusaalayaal qurux-badan, maah-maahyo iyo inaad si heer-sare ah u fikirtid.

Wuxuu kugula talinayaa inaad yeelato aqoon diineed iyo mid maadiba oo aad ka fogaato dilaaga weyn ee la yiraahdo jahliga.

28/01/2023

الأحمق الصامت يعتبر من الحكماء
Doqon aan aamusin waxaa lagu tiriyaa inta xikmadu haraysay.
Ma garanaysaa sababta??
Waa inuu iska aamusanyahay oo cidba aysan xogtiisa ogayn. Kkkk

10/06/2022

ان يتغلب الإنسان على نفسه فذالك أول الإنتصارات وأكثرها نبلا.
Qofku inuu naftiisa ka adkaado waa guusha ugu horraysa uguna sharafta iyo geesinimada badan.

07/06/2022

"Jahli lagu salidaybaa, shacbigan saaray heeryada, oo kolkii taashka loo suray, ayuu simay dadwaynaha."

05/06/2022

Tukuhuba dadkuu baray tartiib mayd la aastee,
Ka tix raac qudhaanjada tacabkiyo wax kaydsiga,
Latashoo aboorkana tacliintiisa waydii.

Sayid Ahmed Send a message to learn more

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Mogadishu
252