WAXAAD HELEYSAA FASALO CUSUB OO BISHAAN AH LAGUNA BARANAYO ISTICMAALKA COMPUTER-KA IYO KUSHAQEYNTIISA.
Seacor Computer Repairing Institute
FAAH FAAHIN GUUJI LINKIGA HOOSE:
https://wa.me/+252617724544 Xoojinta xirfada ardada kutaqasustay cilmiga computer-ka(Computer Science & IT).
Ujeedka ugu ween ee machadka loo hirgeliyay waa soosaarida arday kuqalabeysan xirfadaha asaasiga ah ee laxariira cilmiga computer-ka sida:
kushaqeenta iyo lafalgallidda computer-ada. Tayeenta iyo sara uqaadida tacliinta technologiyadda bulsha weenta somaliyeed ee kudhaqan gayiga somaliya.
19/03/2026
يهنئ معهد Seacor Computer Institute الأمة الإسلامية بمناسبة عيد الفطر المبارك، أعاده الله علينا وعليكم بالخير واليمن والبركات، وتقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال..
WAXAAD HELEYSAA FASALO CUSUB OO BISHAAN AH LAGUNA BARANAYO ISTICMAALKA COMPUTER-KA IYO KUSHAQEYNTIISA.
LAXARIIR 0617724544
WAXAAN QAADANEYNAA BISHAAN FASALO CUSUB OO LAGU HARANAYO FARSAMADADA IYO HAGAAJINTA COMPUTER-ADA .
05/06/2025
عيدكم مبارك وكل عام وانتم بخير وصحه وعافيه يارب العالمين وإياكم عيد الأضحى المبارك أعاده مرحبا
Ai is getting dangerous.🤔
Muuqaal iyo cod aad rumeysaneysid iney yihiin dad sax ah midab ahaan dhaqdhaqaaq ahan
Maxaad ka filan kartaa 10 sano kadib ???
Nagu soo biir oo baro xirfadaha kala dugan ee cilmiga computer-ka muda kooban.
kala xariir whatsapp 0617724544
28/02/2025
Ramadan mubarak
Kafaa'ideyso qiima dhimista fasalada online-ka ee bisha ramadan kuwa oo lagu barnayo cilmiga computer-ka.
Kaqeyb noqo fasalada cusub ee lagu baranayo cilmiga computer-ka bisha ramadaan.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Telephone
Website
Address
Bakaaro
Mogadishu