Abdulkadir Osman Abdullahi

Abdulkadir Osman Abdullahi

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Abdulkadir Osman Abdullahi, Tutor/Teacher, Mogadishu.

31/07/2025

Chung Ju-yung, aasaasaha shirkadda Hyundai, waxa uu yaraantiisii ka xaday beerta aabbihiis hal sac, si uu u iibsado tigidh tareen oo uu ugu safro magaalada Seoul. Tigidhkaa ayuu ku jabiyay silsiladdii fakhriga, wuxuuna naftiisa u ballan qaaday: maalin ayaan halkaa kaaga celin doonaa — kun jeer ka badan.

Qarni nuskiis ka badan kadib, sanadkii 1998, isaga oo 84 jir ah, wuxuu si dhab ah u oofiyay ballanqaadkiisii – isagoo magaalada uu ka tagay dib ugu celiyay 1,001 neef oo lo’ ah. Ma ahayn kaliya magdhaw, ee waxay ahayd astaan ah in guusha dhabta ahi ay ka timaaddo karti, rabitaan, iyo xusuus.

Maanta Hyundai waa calaamad caalami ah, laakiin asalkeedu wuxuu ahaa hal sac, niyad adag, iyo ruux aan hanan weyni ka hor istaagin.

Waxaa qoray Abdikariim Digaale

20/12/2023

𝘿𝙤𝙣'𝙩 𝙟𝙪𝙙𝙜𝙚 𝙖 𝙗𝙤𝙤𝙠 𝙗𝙮 𝙞𝙩𝙨 𝙘𝙤𝙫𝙚𝙧.




17/11/2021

Astaantii gobannimada.❤

15/11/2021

Saamaynta kalmada nasiixada ee macallinka.

29/10/2021

Shaqa sharaf leh ✌👌❤.

19/10/2021

Macallin daacad ah waa lala dagaalamay inuu dalka ka jiro, waxaana ka dhashay wax barasho aan tayo laheen.

15/08/2020

- Sidee wax loo baraa ardaydayda fahamkooda yar yahay amse loo yaqaaano “Students with disabilities”. Qeybahaas oo ah 13 qayb oo disability ah.
- labada hyadooda oo waxbarsho ah waxay hormariyeen qaabab aad u wanagsan oo loo hormarin karo ardyadaas u baahan cawinaad dheeraad ah si loo siiyo waxbarsho taas oo kor u qaadyaso inay wax kororsadaan aqoon ahaan.
- qaababka 2 aan hayadooda oo hormariya waxbarasha ardayda disabilities ah ay Soo sareen 2017 oo cusub loo yaqaano High Leverage Practice- Markii la Soo gaabiyo HLPS. Qaybtaan cusub waxay ka kooban tahay 4 tiir, tiir kast waxaa hoos imaado qayb ka mid ah farac. Isku darkooda waa 22 qayb aad u muhiim ah. 4ta tiir iyo qaybaha hoos imaado.
1- Collaboration- wada shaqayn ka dhexeyso macalimiinta. Waxaa hoos imaado 3 farac.
2- Assessment- imtixaan ka qaadid waxaa hoos imaado 3 farac.
3- Social- waxaaa hoos imaado 4 farac.
4-instruction- qaabka wax loogu dhigo ardaydaas waxaa hoos imaado 12 farac oo Aad u muhiim u ah in ardayga waxbarsdhiisa la hormarsiiyo.
- la soco qaybtaas ayadoo faahfaahsan aan ka hadli doono waqti kale.

05/08/2020

Cudrdaarka biray 🔪🗡🍴.

Photos from Abdulkadir Osman Abdullahi's post 30/07/2020

Qaybta 1 aad ee Buuga.
1-Qoraaga Waxa uu aad uga hadlay muhiimada ay leedahay in Macalinka uu aad u barto dhaqanka ardyadiisa ay ka Soo jeedaan iyo inuu iska ilaaliyo waxa uu ugu magac daray “cultural clash” in Macalinka iyo ardayga ay san iskugu dhicin dhaqanka.
2. Macalinka waa inuu casharadiisa uu ku so daryaaa dhaqamada kala duwan asagoo iska ilaalinaayo inuu hal dhaqan uu xooga saaro si uu uga fogaado isku dhaq dhaqameed.
3- Macalinka waa in uu xiriir joogta ah la sameeyaaa waalidka si ay u abuuranto kasooni iyo jawi is fahan ah.
4- Macalinka waa inuu ku fekeraaa inuu wax badalo si loo hubiyo ardayda hormarkooda waxbarsho, taas oo keeni karto in uu ixtiramaa dhaqamada kala duwan ardaya “cultural differences”.
5- Macalinka waa in uu ku booriyaa ardayda inay dhexdooda is bartaan dhaqamadoona ayadoo uu isticmaalayan “cooperative learning” macalinka Hurmuud ka noqdaaa si loo kobciyo ardayga fahamkiisa ah inay jiraan dhaqamo kala duwan oo markaas ay abuuranto ixtirmaan, wada shaqayn iyo is fahamno joogto ah.
-la soco qaybta kale insha Allah weega danbe.

01/07/2020

🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💖

06/06/2020

Dad badana isku dayay jawaabta saxda waa:-
1)iL
2)Af
3)uf
4)ib
Hadadan fahmin waa laguu sharxa ❤.
Inti isku dayday way mahad san yihiin.

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Mogadishu
252