روضة النشأة الصالحة للأطفال Xanaanada Carruurta ee Barbaarita Suuban

روضة النشأة الصالحة للأطفال Xanaanada Carruurta ee Barbaarita Suuban

Share

Nasoo booqo si aad ugu bogato waxbadan
oo aan kaga duwan nahay xanaanooyinka kale

Nash,a Saalixa Waxay ka kooban tahay Qeybo badan:
1- Qeybta Xanaanada
2- Qeybta Xifdinta quraanka
3- Qeybta Asaasiaga(Hoose iyo Dhexe)
4-Qeybta Dumarka ee Xifdinta quraanka iyo kutubta Diiniga ah
5- Qeybta shareecada
6- Qeybta Dhismaha ardayda
NB:Xanaanada Da,da ay qabaneysa waxa ugu yar waa 2jir
sidoo kale waxey qabataa ardayda baahiyaha gaarka qabo oo loo sameeyo daryeel gaar ah

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Mogadishu