Nuuru-tacliim school

Nuuru-tacliim school tacliin sare iyo iyo barayaal diyarsan nuuru tacliim baa diyar kula ah

Waxaa maalintiii 2aad soo gabgabeenay tartan aqooneedkeenii sanadlaha ahaa ee  bisha barakeysan ee ramdan Nuuru-tacliim ...
30/03/2023

Waxaa maalintiii 2aad soo gabgabeenay tartan aqooneedkeenii sanadlaha ahaa ee bisha barakeysan ee ramdan

Nuuru-tacliim school waa hoyga aqoonta

Waxaa maanta noo daahfurmay tartan aqooneedkii bisha barakeysan ee ramadaan Nuuru-tacliim school Waa saxiibka ubadka soo...
29/03/2023

Waxaa maanta noo daahfurmay tartan aqooneedkii bisha barakeysan ee ramadaan

Nuuru-tacliim school Waa saxiibka ubadka soomaaliyeed✅

Guuleystayasha ardada iskuulka nuuru-taclin ee tartan aqooneedka bisha barakeysan ee ramadan 2022-2023 sido kle beri ayu...
28/03/2023

Guuleystayasha ardada iskuulka nuuru-taclin ee tartan aqooneedka bisha barakeysan ee ramadan 2022-2023

sido kle beri ayuuna bilaaban donaa tartanka sanadlaha ee laqabto bil walbo ee ramadaan 2023-2024

Nuuru-tacliim school waa horseedka ubadka somaliyeed

18/02/2023

✅💯

24/01/2023

kusoo dhawaw Nuuru-tacliim school tacliin tayo sre iyo mucaliim utababaran baa diyar ku ah
haqabtiraha jahliga ubadka somaliyeed

Address

Yaqshid District
Mogadishu

Telephone

+252770157579

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Nuuru-tacliim school posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category