Masha alaah
معهد الإرشاد للإقراء والدراسات القرانية والإجازة بالسند
kusoo dhawaada Machadka Al-irshaad
Asc dhammaan bulsha wenta somaliyeed waxaan ugu bishaarey neeynaa in goor dhow uu furi doono machadka al irshaad xaruun cusub oo lagu baran dono quranka iyo culuumta sharecada machadka wuxuu ka furmi donaa xafada jungal gacmo furan ku soo dhowaada bulshooy
16/08/2023
Dhammaan bulsha wenta somaliyeed waxaan ugu bishaarey neeynaa in machadka al irshaad uu furaayo xaruun cusub oo lagu baran dono quranka iyo culuumta sharecada machadka wuu ku yalaa xaafada jungal fiiro gaar ah machadka wuxuu shaqen donaa sabdi ilaa arbaco qamiis iyo jimco
Wixii faah faahin ah kala xiriir nambarada hose
0610526161/0618779930/0619901323
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Telephone
Website
Address
Mogadishu