CILMI BILE Academy

CILMI BILE Academy

Share

LOCATION: dharkenley district, jalle Siyaad road
Tel: 615070826/622565656/619702322
email: [email protected] MOTO: Learn to live as community.

Cilmi Bile Academy of scientific subjects and languages is educational institute which was founded by a team of intellectuals well known in the side of education. Cilmi Bile Academy was established to educate today's young generation from basic to high level. Cilmi Bile Academy is well designed to satisfy student's needs, boost up their knowledge and to be successful in this world and hereafter. O

31/07/2021

Ogeysiis! Ogeysiis! Ogeysiis!
Dhamaan bahda jecel waxbarashada ee ku sugan degmada dharkenley iyo Nawaaxigeeda waxaa la ogeysiinayaa in CILMI BILE ACADEMY FOR SCIENTIFIC SUBJECTS AND LANGUAGES idiin haayo Waxbarasho Tayo leh iyo macalimiin qibrad iyo waayo aragnimo u leh maadooyinka ay dhigayaan.

School-ka wuxuu idin hayaa koorsooyinka kala ah:
1. Diploma in English. = 1 yr & ½
2. Diploma in scientific subjects. = 1 yr & ½
3. Special classes for f.4/ std 8. = 6 months

FG. Xiisadaha waxaa la qaadan doonaa gelinka dambe.
School-ka wuxuu adeegsanayaa manhajka cusub ee qaranka.

Wixii faahfaahin ah kala xiriir:
061 5 07 08 26 / 061 9 70 23 22

22/07/2021

Hambalyo dhamaan ardeyda fasalka 12aad.
Gaar ahaan ardeyda kaalmaha h**e ka galey imtixanka dowlada fasalka 12aad ee sanad dugsieedka 2020/2021

21/07/2021
19/07/2021

Ciid Wanaagsan dhamaan muslimiinta meelkastoo aad joogtan
Waxaan idin Leenahay Farxad Ku Ciida.

Kulu caam wa antum bil khair

18/07/2021

QAANGAARNIMADA HAWEENKA.

Wiilka iyo Gabadhuba waxay ku Qaangaaraan, markay arkaan Calaamadahan mid ka mid ah:

1- Iney Gaaraan da’da Shan iyo Toban jir.

2- Iney arkaan Biyo “Manida” soo jeed ama Hurdo kuu doonaba haku yimaadee.

3- Haddii ay soo baxaan Timaha ka soo baxa inta u dhaxeysa Cawrada iyo Xudunta.

Gabadhuna waxay intaas dheer tahay Laba Calaamadood oo kale waana:

1- Iney Hesho Dhiiga Xaydka ama Caadada.

2- Iney Uur qaado.

Haddii Wiilka iyo Gabadhuba ay Qaangaaraana waxaa ku Waajibeysa dhammaan wixii lagu lahaa Ruuxa Muslimka ah ee Miyirka qaba ama Garaadka leh, wuxuuna yiri Nabiga CSW:

عَنْ عَلِيٍّ أَنَّ رَسُولَ اللَّهِ صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ قَالَ “رُفِعَ الْقَلَمُ عَنْ ثَلَاثَةٍ عَنْ النَّائِمِ حَتَّى يَسْتَيْقِظَ وَعَنْ الصَّبِيِّ حَتَّى يَشِبَّ وَعَنْ الْمَعْتُوهِ حَتَّى يَعْقِلَ”. (سنن الترمذي).

Cali waxaa laga weriyey inuu Rasuulka CSW, uu yiri: “Qalinka waxaa laga Dul qaaday Saddex: ilmaha yar intuu ka Qaangaarayo, Ruuxa Hurda intuu ka soo kacaayo, iyo kan Waalan intuu ka Caqliyeysanaayo. (Tirmadi).

Hadaba isla marka ay Qaangaarto Gabadhu waa iney la timaadaa dhamaan Waajibaadka lagu leeyahay oo ay ugu h**eyso, Xijaabka, Salaada, Soonka iwm.

XIJAABKA.

Xjijaabka islaamku Ogol yahay Shuruudihiisa waxaa laga qaatay Kitaabka Quraanka ah iyo Sunnada Rasuulka CSW, wuxuuna Waajib ku yahay Gabar kasta oo Muslimad ah, Qaangaarna ah.

SHURUUDAHA XIJAABka .

1- Waa inuu Xijaabku Asturaa dhammaan jirka oo dhan.

2- Waa inuu Xijaabku yahay mid Adag oo aan Khafiif ahayn.

3- Waa inuu Xijaabku yahay mid Waasic ah oo aan Ciriiri ahayn.

4- Waa inuusan aheyn mid soo Jiidanaaya Ragga Ajaanibta.

5- Waa inuusan aheyn mid la soo Bukhuuriyey, la soo Carfiyay.

6- Waa inuusan aheyn Maro ay Dadka kaga soocmeyso.

7- Waa inuusan u ekayn maryaha Ragga.

8- Waa inuusan u ekeyn Maryaha dumarka Gaalada.

9- Waa inaanay ku Sawirnayn sawiro Sumadaha iyo calaamadaha Gaalada iyo Sawiro Naf leh, sida Biniaadam ama Xayawaano.

17/07/2021

Sanad qoraxeedka somaalida kuxisaabsanjirtay bilaha sanadka oo dadka isticmaalo sii yaraanayaan,daawade weliga maisticmaashay adiga.

15/07/2021

Jumca Mubarak saaxibiyaal!

12/07/2021

Haddii markaad goobaha waxbarashada joogto dadaali weyso, markaad Fuustada xamaaleyso ayaad dadaali doontaa .

Dhiirri gelin ardayda kusocota....

Dr: Abdirisack Xaashi .

09/07/2021

The development of embryo..

"فتبارك الله أحسن الخالقين"

Tiigso aqoon tayo leh oo ku hiro CILMI BILE Academy....

07/07/2021

Guul dhammaan ardeyda fasalka 8aad ee imtixaanka gobolka Banadir gashey.

Natiijo iyo mustaqbal wanaagsan I.a

07/07/2021

Ogeysiis waxbarasho

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Jalle Siyaad Road
Mogadishu