20/08/2024
Baahida qofku u qabo hooyadii ama aabihii ma dhammaato, da’ kasta uu yahay ha waynaado. Ama ha yaraado ka faa'iidayso hadii aad haysato waxaadna ogaata wax kasta inta aad haysato ma dareemaysid qiimaha dhabta ah ee shaygu leeyahay lkn malintaad waydo alle kaama qaadee ayaa dareemeesaa' waa cusub aya ku baryaaya ka ducayso oo u dhaga nugloow marwalba waayo hadii ay raali kaa noqdaan Alle SWT raali ayuu kaa noqonaya hadii ay ku cadhoodaana alle cadhadiisa ayaa ku haleelayso ka faa'iidayso nimcada aad haysato.
Hooyo iyo abo qofkey unool yihiin alxm ha dhoho Hana ka duceesto.
Aniga hoyo Allah cumrigeeda ii dheereeyo Aabana naxariistii janno Allah siiyo.
Albaabka janada kagili laheynay Allah nagama xiro