09/08/2026
๐๐ HAMBALYO IYO BOGAADIN ๐๐
Hambalyo dhammaan ardaydeena fasalka 8aad ee si guul leh uga gudbay Imtixaanka Shahaadiga ah ee sannad-dugsiyeedka 2025โ2026. ๐๐
Waxaan idinku bogaadinaynaa dadaalkii, dulqaadkii iyo waqtigii aad geliseen waxbarashadiinna. Guushani waa tallaabo muhiim ah oo idiin furaysa bog cusub oo waxbarasho iyo mustaqbal ifaya. ๐๐
Sidoo kale, waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa dhammaan ardayda Soomaaliyeed ee guulaha ka gaaray waxbarashada.
Waxaan si gaar ah ugu mahadcelinaynaa waalidiinta, macallimiinta iyo dhammaan cid kasta oo ka qayb qaadatay guusha ardayda.
Alle ha idiin barakeeyo aqoontiinna, hana idiin fududeeyo tallaabada xigta. Guul iyo horumar ayaan idiin rajaynaynaa. ๐ธ๐ดโค๏ธ
Hambalyo dhammaantiin! ๐๐