08/10/2021
DUFCADII 12AAD EE AL TADAAMUN PRIMARY AND SECONDARY SCHOOL
08-Oct-2021, Ducfadii 12aad Ee schoolka Tadaamun Wxay Halkan hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Hoggaanka cusub oo ay doorteen Ardayda Jaamacadda UmmaddaSoomaaliyeed.
Md. Cabdiraxiim Abuubakar Yacquub ayaa lo doortay in uu noqdo Guddoomiyaha Naadiga Ardayda Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, halka Mrw. Xaliimo Axmed Cabdullaahi oo iyaduna loo doortay in ay noqoto ku xigeenka Guddoomiyaha.
Waxan Urajaynaynaa In uu Alle la garab Galo Mas' Uuliyada Cusub Ee loo igmaday