21/11/2023
Hambalyo dhamaan macalimiinta soomaaliyeed meelkasta oo ay joogaan
Ilaah abaalkiina ha gudo waxaad soo saartaan bulsho waxtar leh
"Macalin hadaanan loo helin cilmigu meel ma gaareene
"Jahligu ma moosmeen bulshooy macalim la'aantiise"
"U mashxarada maanta waa maalintoodiiye"
"Mahadsanid kuwada dhaha mugdigay iftiinsheene
By:Ustaad/Abwaan Hassan Rashiid
07/10/2023
Maanta oo ay taariikhdu aheed 7 October 2023 Sabti
Ardayda Akadeemiyada Ibdaac gaar ahaan ardayda barata Cilmiga Computer-ka ayaa maanta u fariisteen imtixaankii billaha ahaa
Dhamaan ardayda ibdaac waxaan u rajeeyneynaa guul iyo hormar wacan
Mahadaanidiin
15/09/2023
Free Online Course Excel Advanced
Register Now
18/08/2023
XIKMAD
Marar badan waxaan aragnaa in waqtiyada ay kala duwan yihiin, Mar aad xaalad wanaagsan ku jirto, iyo mar uusan waqtigu kuu wanaagsanayn oo uu kaa iishay. Si kasta uu waqtigu ahaado Xikmad ayaa waxa ay leedahay: "Haddii maanta aysan maalintaada ahayn, Barri waa maalintaada!". Macanaha Xikmada: Hadii hadda uu waqtigu kaa iishay, waxaa kuu imaan doona waqtigaaga.
Waa Xikmad Dhiiri galin ah
13/08/2023
Ayan Farah Nor Congratulations π
13/08/2023
Ridwan Osman Adem congratulations π