Macadka Alxarameyn
shcool
ولو ان اهل القري''''
Kusaliya nabiga salalaahu caleyhi wasalama
Maamulaha Guud ee Macahadka alxarameyn
oo kawar bixinaayo waxayaabaha Macahadka uu qabto
Imam Mohamed Hassan
Kusoo dhowaada macahadka alxara mayn
20/09/2021
Cayaalka waxaan kufar barnaa mudo dhan
4 bilood Qeebta online
Subax wanagsan Asxaabta Ku
Xiran Page Macahadka alaharameyn
Asc
Macahadka alaharameyn waa machad online ah oo aad ka baran karto diinta islaamka meel walba oo aad dunida ka joogto Machadka waxaa dhigata arday ku kanool sida usa, Sweden, Norway, Finland Australia i.w.m .machadku wuxuu kuu diyaariyay wax barasho tayo leh iyo macalimiin aqoon durugsan uleh duruusta ay bixinayaan iyo ku barbaarinta ubadka diinta islaamka ah waxaa loo tababaray soo saarida qoys islaami ah waxaa wax lagugu barayaa qalab casri ah oo aan ka dhicin macalin ku horjooga hadaba machadku waxa uu siinayaa ardayda cusub tijaabo sedex maalmood ah oo lacag la'aan ah si uu ugu qanco waalidka waxaa wax kabaran kara qof kasta caruur iyo ciroole machadka waxa uu qaadanayaa arday isugu jirto bilow dhexdhexaad iyo dhameestir intaba wax barashadii loo safri jiray ayaa gurigaagi kugu tinid waa fursad qaali ah Naga soo
252613030217 ama
252906396453
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Mogadishu
Opening Hours
| Monday | 09:00 - 17:00 |
| Tuesday | 09:00 - 17:00 |
| Wednesday | 09:00 - 17:00 |
| Thursday | 09:00 - 17:00 |
| Friday | 09:00 - 17:00 |
| Saturday | 09:00 - 17:00 |