Afrik educational institute of languages, computer &health training.

Afrik educational institute of languages, computer &health training.

Share

Afrik waa iskuul lagu barto luuqadaha, culuumta computer-ka iyo caafimaadka.

Photos from Afrik educational institute of languages, computer &health training.'s post 26/10/2024

Ugu horeeyntii alle ayeey mahad oo dhan usugnaatay intaa kadib, Mamaaulka iyo macalimiinta iskuulka AFRIK INSTITUTE waxa aay hambalyada iyo farxadda lawadaagayaan Maamulka, macalimiinta iyo ardayda Atlas primary and secondary school gaar ahaan fasalka 8aad oo kasoo wada gudbay imtixaankii agaasimka gobolka banaadir una qalin badashay waxbarshada dugsiga sare.

Waxaan leenay Hambalyo hambalyo hambalyo
Waxaana inkula dardaarmeeynaa inaad dadaalkiina halkaa kasii wadiin i.a

28/08/2024

Inta aadan jaamacad ku biirin waxaad u baahan tahay in aad aqoon fiican ka haysatid adeegsiga kombiyuutarka (windows interface) iyo barnaamijyada muhiimka ah sida: Microsoft word, Microsoft Excel, MS access iyo MS PowerPoint.

Haddaba waxaan kuu diyaarinnay Course-kan oo kaa haqabtiri doona dhammaan dhinacyadaas kor ku xusan iyo kuwa kale oo dheeri ah sida typing speed iyo software installation.

27/08/2024

Dhammaan ardayda soomaaliyeed ee ka soo gudubtay dugsiyada sare, waxaan idin leennahay hambalyo ๐ŸŽŠ ๐Ÿ‘

Iskuulka Afrik waxa uu idinku soo dhowaynayaa Courses kala duwan oo lagamamaarmaan u ah waxbarashada sare.

#

27/08/2024

๐—ช๐—”๐—ฅ ๐—™๐—”๐—ฅ๐—ซ๐—”๐—— ๐—Ÿ๐—˜๐—›!! ๐Ÿ˜Š

Fasal cusub oo ah form one illaa form four ah, ayaa billaabanaya bisha September kaas oo lagu baran doono afarta maaddo ee scientific-ga ah.

Muddo kooban ku baro form one ilaa form 4,
Shahaadana ku qaado.

๐–๐š๐š ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ฌ๐š๐ ๐ฐ๐š๐ฒ๐ง ๐จ๐จ ๐ฐ๐š๐ฑ ๐›๐š๐๐š๐ง ๐ค๐š ๐›๐ž๐๐๐ž๐ฅ๐จ ๐๐จ๐จ๐ง๐ญ๐š ๐ฆ๐ฎ๐ฌ๐ญ๐š๐ช๐›๐ฅ๐š๐š๐๐š.

25/08/2024

๐Œ๐š ๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ ๐Ÿ๐จ๐ซ๐ฆ ๐Ÿ’?

Machadka Afrik waxa uu kuu diyaariyay course-kaan oo aad ku baran doonto afarta maaddo ee scientific-ga ah ee fasalka 12aad.

Sidoo kale, ardayda qaadata Course-ka waxa ay fursad u heli doonaan muraajaco guud sida in laga la shaqeeyo imtixaannada dowladda ay qaadday sanadihii la soo dhaafay.

15/06/2024

๐‡๐€๐Œ๐๐€๐‹๐˜๐Ž ๐ƒ๐‡๐€๐Œ๐Œ๐€๐€๐ ๐”๐Œ๐€๐ƒ๐ƒ๐€ ๐Œ๐”๐’๐‹๐ˆ๐Œ๐ˆ๐ˆ๐๐“๐€ ๐€๐‡.

Waxaan guud ahaan umadda muslimka ah iyo si gaar ah bulsho-waynta soomaaliyeed ugu hambalyaynaynaa munaasabadda ciidul-adxa oo maalinta berri ah ku beegan.
Farxad iyo baraare ku ciida.




15/03/2024

Jumca mubarak โœจ๏ธ

26/01/2024

Jimca wanaagsan dhammaantiin.


16/01/2024

Hambalyo meher.
Bahda iskuulka Afrik oo isku duuban waxa ay Hambalyo u dirayaan ustaad Cabdiraxman Abuukar Cusmaan iyo Drs Xamdi Maxamuud Makaraan oo meherkoodu ka dhacay magaalada buulo-burte. Wadajira waayo badan.

ุจุง ุฑูƒ ุงู„ู„ู‡ ู„ูƒู…ุง ูˆุจุงุฑูƒ ุนู„ูŠูƒู…ุง ูˆุฌู…ุน ุจูŠู†ูƒู…ุง ููŠ ุฎูŠุฑ.


11/01/2024

To those who dare challenge our maritime sovereignty, take note: Our seas are not a commodity on the market! ๐ŸŒโš”๏ธ

30/11/2023

Wishing a serene Jumma to all.
may the blessings of this sacred day fill our hearts with peace, gratitude, and joy ๐Ÿคฒ๐Ÿป



Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Mogadishu