05/09/2026
๐๐๐๐๐๐๐๐: ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐
๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐๐๐-๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐โ๐๐๐๐
Machadka Sare ee Daraasaadka Amniga iyo Istiraatiijiyadda (HISS), oo ah hayโad tacliin sare oo dowladeed, kuna takhasusay horumarinta aqoonta, xirfadaha iyo kartida hoggaamineed ee la xiriirta amniga qaranka, ayaa ku wargelinaya Saraakiisha, Aqoonyahannada iyo xirfadlayaasha daneynaya horumarinta aqoontooda iyo xirfadahooda dhinacyada amniga, maamulka iyo daraasaadka istiraatiijiga ah in uu furmay wejiga koowaad ee isdiiwaangelinta Dufcadda 5aad ee Dibloomooyinka Sare (Postgraduate Diplomas) ee Sanad-dugsiyeedka 2026 โ 2027.
Machadka wuxuu sanadkan bixinayaa Shan Barnaamij oo Dibloomooyin Sare ah, kuwaas oo kala ah: -
๐๐ โ ๐ซ๐๐๐๐๐๐๐๐
๐ ๐บ๐๐๐ ๐๐ ๐ช๐๐๐๐๐๐ ๐ซ๐๐๐๐๐๐๐
๐
๐ท๐๐๐๐๐๐๐
๐๐๐๐ ๐ซ๐๐๐๐๐๐ ๐๐ ๐ช๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐
๐๐ โ ๐ซ๐๐๐๐๐๐๐๐
๐ ๐บ๐๐๐ ๐๐ ๐ด๐๐๐๐๐๐๐ ๐ณ๐๐๐๐๐๐ ๐จ๐๐๐๐๐
๐ท๐๐๐๐๐๐๐
๐๐๐๐ ๐ซ๐๐๐๐๐๐ ๐๐ ๐บ๐๐๐๐๐๐๐ ๐ฐ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐ด๐๐๐๐๐๐๐๐๐
๐๐ โ ๐ซ๐๐๐๐๐๐๐๐
๐ ๐บ๐๐๐ ๐๐ ๐ซ๐๐๐๐๐๐๐๐
๐๐ ๐จ๐๐๐๐๐
๐ท๐๐๐๐๐๐๐
๐๐๐๐ ๐ซ๐๐๐๐๐๐ ๐๐ ๐บ๐๐๐๐๐๐๐ ๐บ๐๐๐
๐๐๐
๐๐ โ ๐ซ๐๐๐๐๐๐๐๐
๐ ๐บ๐๐๐ ๐๐ ๐ณ๐-๐
๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐จ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐
๐
๐ท๐๐๐๐๐๐๐
๐๐๐๐ ๐ซ๐๐๐๐๐๐ ๐๐ ๐ช๐๐๐๐๐๐-๐ป๐๐๐๐๐๐๐๐
๐๐ โ ๐ซ๐๐๐๐๐๐๐๐
๐ ๐บ๐๐๐ ๐๐ ๐จ๐๐๐๐๐ ๐ญ๐๐๐๐๐๐
๐ท๐๐๐๐๐๐๐
๐๐๐๐ ๐ซ๐๐๐๐๐๐ ๐๐ ๐ฐ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐บ๐๐๐๐๐๐๐
๐
๐๐๐๐
๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐
Si aad u hesho faahfaahinta buuxda ee takhasusyada, shuruudaha iyo macluumaadka la xiriira barnaamijyada Dibloomooyinka Sare, fadlan guji link-ga hoose:
https://drive.google.com/file/d/1O6Y6q_RofkQdPYEUSNmmgIIUjTSAcoA4/view?usp=sharing
๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐-๐๐
Si aad u bilowdo wejiga koowaad ee isdiiwaangelinta Dufcadda 5aad, oo hab online ah loo sameynayo, fadlan guji:
https://hissedu.com/en/requirements
๐
๐๐๐๐ ๐๐๐๐ ๐๐
Haddii aad qabto su'aalo ama aad u baahan tahay macluumaad dheeraad ah, fadlan la xiriir:
WhatsApp: +252 611 015024
Email: [email protected]