03/04/2024
Waalidka,Macalimiinta Iyo Dhmmaan ardayda Qiimiga badan
Waxaa la socodsiineynaa Inuu inoo Bilowday Fasaxa
Munaasabadda Ciidul-fidriga.
Fasaxa waxa uu ka bilaaban doonaa 05/04/2024 ilaa 13/04/024
Farxad ku ciida geeshkeenoow
Midowga Ardayda Dugsiga Yarmuuk اتحاد طلاب مدرسة اليرموك
03/04/2024
Gaba-Gabada imtixaanka bilaha.
Maanta waxaa noogu ekaa imtixaanka bilaha ee dugsiyada Yarmuuk Primary&secondary schoolمدرسة يرموك ألأساسية وألثانوية dhammaan ardayda waxaa u rajeynayaa guul iyo hormar.
Midowga Ardayda Dugsiga Yarmuuk اتحاد طلاب مدرسة اليرموك
10/03/2024
رمضان مبارك عليكم وعلى كامل الأسرة الكريمة، تقبلالله منا ومنكم
MAAMULKA,MACALIMIINTA,ARDAYDA IYO WAALIDIINTA DUGSIGA Yarmuuk Primary&secondary schoolمدرسة يرموك ألأساسية وألثانوية WAXA AY LA WADAAGAYAAN UMADDA MUSLIMKA AH GAAR AHAAN UMADDA SOOMAALIYEED, BILASHADA BISHA BARAKEYSAN EE SOON-QAAD "RAMADAAN" OO BIRI NOQONEYSO MAALINTA 1AAD.
INSHA'ALLAH WAXAAN RAJEYNEYNAA IN AYNU KAWADA FAAIIDEYSANNO KHEYRKA BISHA RAMADAAN.
11/02/2024
Hambalyo Yarmuuk Primary&secondary schoolمدرسة يرموك ألأساسية وألثانوية
Xidigaha Xulka Dugsiga Yarmuuk ayaa maanta guul muhiim ah ka gaaray dhiggooda Dugsiga Jamaal.
📸 Biima stadium Suuqa Xoolaha
29/07/2023
DHAMMAAN ARDAYDA IYO WAALIDKA DUGSIGA Yarmuuk Primary&secondary schoolمدرسة يرموك ألأساسية وألثانوية WAXAA LAGU WARGILINAYAA IN DUGSIGA FURMI DOONO 05 AUGUST 2023 INSHA'ALLAH
24/07/2023
Asc dhammaan ardayda iyo waalidiinta dugsiga Yarmuuk Primary&secondary schoolمدرسة يرموك ألأساسية وألثانوية waxaa lagu wargilinayaa biri oo TALAADO Ah Tr: 25/07/023,WAQTIGA: 07:00AM. in uu marti inoo yahay ustaad JAAMAC CABDI IBRAAHIM, Oo Qaban doono Siminar cinwaankiisu yahay "The circumstances in which teachers work" siminarka waxaa soo qaban qaabiyay Midowga Ardayda Dugsiga Yarmuuk اتحاد طلاب مدرسة اليرموك .
Kasoo qeyb gal wanaagsan.
Wabillaahi Towfiiq
13/07/2023
LIISKA 10KA ARDAY EE UGU WANAAGSAN, UGU DHIBCAHA SAREEYO SANAD WAXBARASHEEDKA 2022-2023 Yarmuuk Primary&secondary schoolمدرسة يرموك ألأساسية وألثانوية
HAMBALYO DADAALKA HALAKAA KASII WADA.
06/07/2023
Dhammaan ardayda dugsiga Yarmuuk Primary&secondary schoolمدرسة يرموك ألأساسية وألثانوية Natiijadooda waxa ay kala socon karaan Appka. Arday xafiiska imoow si aad u hesho username ka iyo password.
Mahadsanidiin.
Ahmed Ibraahim Elmi
27/06/2023
EID AL-ADHA
DHAMMAAN UMMADDA ISLAAMKA WAXAAN LEENAHAY CIID WANAAGSAN.
25/06/2023
DUGSIGA H/DHEXE & SARE EE YARMUUK WAXA UU USOO KORDHIYAY ARDAYDA IYO WAALIDIINTA IN AY NATIIJADA, QARSHAADKA IYO MAQNAASHIYAHA ARDAYGA KALA SOCON KARAAN APPKA BARBAARIYE.
MAS'UULKA ARDAYGA WAXA UU KALA SOCON KARAA DHAQDHAQAAQA WIILKIISA AMA GABADHIISA.
HOWSHAAN WAXAA FUDUDEEYAY SHIKADDA SYD ICT Solutions
20/05/2023
Imtixaanka Sanad Dugsiyeed 2022-2023 Dugsiga Hoose Dhexe Iyo Sare Ee Yarmuuk, ayaa ka bilowday xarunta Dhexe Ee Dugsiga.
Imtixaanka ayaa ufariistay dhammaan ardayda dugsiga marka laga reebo Fasalada Shahaadiga Ee Fasalka12aad iyo Fasalka 8aad.
Waxaan u Rajeyneynaa Guul iyo Mustaqbal Ifaayo.
التعليم هو ببساطة روح المجتمع التي تنتقل من جيل لآخر