Madrassada Qaalid Binu-Waliid

Madrassada Qaalid Binu-Waliid

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Madrassada Qaalid Binu-Waliid, Education, Mogadishu.

Asc dhamaan umada soomaliyeed kani waa bage-kii saxda ahaa una gaarka ahaa dugsiga xifdinta qur'aanka kariimka ee Qaalid binu-waliid
kana dhexeeya bulsha weynta soomaliyeed
mahadsanidiin.

08/11/2020

Madarasada Qaalid binu waliid

05/02/2020

Al ustaad bisbaas matanaaqaa hee hadii aataqaano farta so taag

01/02/2020
21/11/2019

Waa ardeeda dhigito madarasada qaalid binu waliid o kutubo quraan low qeebinaayo walibo maclinkowda ayaa u qeebinowyo quf kii baxsaday kutubudaas quraan ka kariim ka ajar iyo xasanaad aan laso kowbi karin allaah ka siyo asxaabta halow doceeyo qufka baxsaday

01/11/2019

Jimco wanaagsan asxaabta aan jacel nhy

30/10/2019

Asc asxaabta aan jeclahay ogeesiis

15/10/2019

Waa tartan jus ka shanaad asxaabta dhageesi wacan

27/09/2019

Hambalyo dhamaan dadka ku xiran bage-ka
waad ku mahdsantihiin dhiiragalintiina
waxan sugnaaba waa 200+ iyo in ka badan.

Photos from Madrassada Qaalid Binu-Waliid's post 06/09/2019

[]WARGALIN_MUHIIN_AH[]
waxaa umada soomaaliyeed lagu wargalinayaa in si rasmi ah loo furay xafiiska hoowlaha guud iyo diiwaan galinta ardayda cusub ee dugsiga.
《QAALID_BINU_WALIID.》

waxaana xafiiska kugu soo dhaweyn doonaa maamulka guud ee madrassada qaalid binu waliid macalin Cabdulqaadir_《BIZBAAS.》
wixii fahfahin ah《0615204910●0613246331》

fadlan waxaa codsi ah inaa like saarto bogeena cusub. una sii share gareey asxbta kale. 《MHDSQNIDIIN》

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Mogadishu
DUGSIGAQAALIDBINU-WALIID

Opening Hours

Monday 06:00 - 21:00
Tuesday 06:00 - 21:00
Wednesday 06:00 - 21:00
Thursday 06:00 - 22:00
Saturday 06:00 - 21:00
Sunday 06:00 - 21:00