20/07/2022
Ogeysiis Ogeysiis Ogeysiis.
Dhammaan waalidiinta Sharafta leh, ardada qimaha badan leh iyo bulshada kale ee daneyneesa waxbarshada waxaan ku wargalineynaa in uu dhamaaday waqtigii koobnaa ee fasaxa,iskuul kana dib uu u furmi doono,daraasaatiisa na ay bilaaban doonaan
Sabtida soo socota oo ku beegan 23-July 2022.
Mahadsanidiin.