28/12/2025
Iskuulka SISAL wuxuu qaadanayaaya Dufcadii 2aad ee qeybta Online ka / Fogaan araga.
Course ka aad Naga heleysaan waxaa ka mid ah:
English Language
System ka European system
Heerarka kala duwan.
AF- Soomaali
Bilaw
Dhexdhexaad iyo
Dhameystir
Qoobta waxbarashada
Whatsapp, Telegram iyo Zoom
Ku bararo luqada English ka adoo gurigaaga ama goobtaada shaqada
Carruurtada waxbar iyagoo aan gurigooda ka bixin.
Wixii faafaahin ah kala xiriir:
61 5971346 / 625-971346
21/11/2025
21 November waa maalin oo loo asteeyey maalinta Macalinka Soomaaliyeed.
Ku dheh macalinkaaga mahadsinid macalin waxaad mudan tahay maamuus qaran.
615 61 5971346
13/11/2025
Is diiwaangelinta ardayda cusub ee Luqada English waa ay socotaa oo hada isdiiwaangeli oo noqo English professional one:
waxaa waxaad heli kartaa Fasal xaadirid iyo Fogaan arag intaba.
wixii faahfaahin ah wac: 615 971346
03/11/2025
WARGELIN MUHIIM AH
Waxaa bilawday Classes Fogaan dersi iyo kuwa fasal intaba. Oo ay bixinayaan macalimiin in muda ah wax soo dhigayey.
Waxaad barantoontaa
1. Speaking
2. Writing
3. Listening
4. Reading
Wuxuu isugu jiraa Aas -aas, Dhexe iyo dhameystir.
Si fudud ku baro adigoo jooga gurigaaga ama Goobtaada shaqo.
Wixii faahfaahin ah la xiriir: 615-971346
16/10/2025
Iskuulka SISAL wuxuu idiin diyaariyey Courses naxwaha English ka ah oo ku baxaya has online ama fogaan arag, Class na waad heleysaa.
Waxaad ku baran doontaa course Kan:
1. Comprehensive Grammar Book oo ka kooban:
a) Verb to be
b) 12 Tenses
c) regular and Irregular verbs
d) Conditional sentences
e) Passive Voice
4ta buug Grammar ee Long man Curriculum
Waxaana ugu talagalnay, qof walba oo dhiban dhanka Grammar ka sida: ardayda Jaamacaha, ardayda iskuulada sare iyo dhexe iyo qofkii daneynaya course Kan.
Wixii faahfaahin ah kala xiriir: 615 971346
08/07/2025
Inaalilaahi wa inaa ileyhi raajicuun, Allaah ha u naxariisto Prof. Maxamed Xasan Doob.
Qabriga Allaah ha waasiciyo, wuxuu in badan kasoo shaqeeyey horumarinta waxbarashda, iyo dhiiragelinta dhalinta Soomaaliyeed.
Naxariis jano Allaah hasiiyo