SISAL School

SISAL School This page is intended to ones want to study as to improve your knowledge.

WARGELIN MUHIIM AHWaxaan diyaarinay course Kan gaaban Oo aan ugu tala galnay Ardayda iyo qofkasta oo ku dhiban Isku xirk...
19/06/2026

WARGELIN MUHIIM AH
Waxaan diyaarinay course Kan gaaban
Oo aan ugu tala galnay Ardayda iyo qofkasta oo ku dhiban Isku xirka luqada qorid jumlooyinka
Course ku wuxuu soconayaa 2 bilood.
Course name: Basic Grammar
Duration: Two months
Class iyo Fogaan dersi
Wixii faahfaahin wac whatsapp: 615 971346

Iskuulka SISAL wuxuu qaadanayaaya Dufcadii 2aad ee qeybta Online ka / Fogaan araga.Course ka aad Naga heleysaan waxaa ka...
28/12/2025

Iskuulka SISAL wuxuu qaadanayaaya Dufcadii 2aad ee qeybta Online ka / Fogaan araga.
Course ka aad Naga heleysaan waxaa ka mid ah:
English Language
System ka European system
Heerarka kala duwan.
AF- Soomaali
Bilaw
Dhexdhexaad iyo
Dhameystir
Qoobta waxbarashada
Whatsapp, Telegram iyo Zoom

Ku bararo luqada English ka adoo gurigaaga ama goobtaada shaqada
Carruurtada waxbar iyagoo aan gurigooda ka bixin.
Wixii faafaahin ah kala xiriir:
61 5971346 / 625-971346

21 November waa maalin oo loo asteeyey maalinta Macalinka Soomaaliyeed.Ku dheh macalinkaaga mahadsinid macalin waxaad mu...
21/11/2025

21 November waa maalin oo loo asteeyey maalinta Macalinka Soomaaliyeed.
Ku dheh macalinkaaga mahadsinid macalin waxaad mudan tahay maamuus qaran.
615 61 5971346

Is diiwaangelinta ardayda cusub ee Luqada English waa ay socotaa oo hada isdiiwaangeli  oo noqo English professional one...
13/11/2025

Is diiwaangelinta ardayda cusub ee Luqada English waa ay socotaa oo hada isdiiwaangeli oo noqo English professional one:
waxaa waxaad heli kartaa Fasal xaadirid iyo Fogaan arag intaba.
wixii faahfaahin ah wac: 615 971346

WARGELIN MUHIIM AHWaxaa bilawday Classes Fogaan dersi iyo kuwa fasal  intaba. Oo ay bixinayaan macalimiin in muda ah wax...
03/11/2025

WARGELIN MUHIIM AH
Waxaa bilawday Classes Fogaan dersi iyo kuwa fasal intaba. Oo ay bixinayaan macalimiin in muda ah wax soo dhigayey.
Waxaad barantoontaa
1. Speaking
2. Writing
3. Listening
4. Reading
Wuxuu isugu jiraa Aas -aas, Dhexe iyo dhameystir.
Si fudud ku baro adigoo jooga gurigaaga ama Goobtaada shaqo.
Wixii faahfaahin ah la xiriir: 615-971346

16/10/2025

Iskuulka SISAL wuxuu idiin diyaariyey Courses naxwaha English ka ah oo ku baxaya has online ama fogaan arag, Class na waad heleysaa.
Waxaad ku baran doontaa course Kan:
1. Comprehensive Grammar Book oo ka kooban:
a) Verb to be
b) 12 Tenses
c) regular and Irregular verbs
d) Conditional sentences
e) Passive Voice
4ta buug Grammar ee Long man Curriculum
Waxaana ugu talagalnay, qof walba oo dhiban dhanka Grammar ka sida: ardayda Jaamacaha, ardayda iskuulada sare iyo dhexe iyo qofkii daneynaya course Kan.
Wixii faahfaahin ah kala xiriir: 615 971346

04/09/2025

Fadlan muwaadin waxbarashada waa aas Alaska horumarka aadanaha, tahayna xaq uu ku lee yahay dawladiisa.
Fadlan waalid geey u badan kaaga goobaha waxbarashada.

04/09/2025

Fadlan muwaadin waxbarashada waa aas Alaska horumarka aadanaha, tahayna xaq aad ku lee yahay dawladaada.
Fadlan waalid geey u bad kaaga goobaha waxbarashada.

Address

Between Sh. Ali Sufi & Shaqalaha Junction
Mogadishu
HODANDISTRICT-AHMEDGUREYDEPARTNENT

Telephone

+252615971346

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SISAL School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category