28/08/2026
HORUMARINTA MACALLIMIINTA – DUGSIGA TAS-HIIL
Dugsiga Tas-hiil wuxuu muhiimad gaar ah siinayaa horumarinta aqoonta, xirfadda iyo tayada macallimiintiisa, maadaama macallin wanaagsan uu yahay tiirka ugu muhiimsan ee waxbarasho tayo leh. Sidaa darteed waxaa tababar aad u qiima badan oo qaatay 2maalin taabana yayna dhinacyo kaladuwan soo jeediyay D/sulaymaan daahir maxamad .