معهد الحُصَرِي للدَّراسات القُرْآنِية

معهد الحُصَرِي للدَّراسات القُرْآنِية

Share

مرحبا بكم بمعهد الحصري
MACHADKA ALXUSARI
Xifdinta Quranka iyo Maadooyinka Diiniga
Xaafada Albarako
Tell 0611119881

Machadka Xusari waxa lagu soo daray oo lagu soo biiriyey laga bilaabo 1/7/2022 qayb xanaanada caruurta ah iyo qayb kale oo ah xoojinta xifdiga oo loogu tala galay ardayda da’doodu ka wayntahay 11 sano.

17/01/2026

معهد الحُصَرِي يَنثُرُ التِّلاوةَ عِطْرا يَطُوعُ عَبِيرُها وَيَصِلُ التّلاوةَ إِسْنَاداً ذَهَبِيًّا يَصِلُه بِسَيِّدِ الْمُرسلين تَكْرِمَةً جَلَّ مَنْ يُعْطِيها

01/11/2025
03/01/2025

OGEYSIIS OGEYSIIS OGEYSIIS

Dhammaan dadka jecel barashada qur’aanka kariimka iyo Qiraa'aadka waxaa Machadka AL_XUSARI ogeysiinayaa in uu soo kordhiyey maalmaha Khamiista iyo Jumcaha qaybahaan cusub:
1- qaybta xifdinta Qur’aanka kariimka
2- qaybta Sixidda Akhrinta qur’aanka
3- qaybta Ijaazaadka
4- qaybta Qiraa'aadka 7 bada iyo 10 ka intaba
5- qaybta Cilmiga Qoraalka.

FG: Fursadahaan waxaa ka faa’iidaysan kara:
- Dadka waawayn (rag iyo dumar).
- dadka yar_yar (gabdho iyo wiilal).

Wixii faahfaahin ah waxaad nagala soo xiriiri kartaan taleefonadan soo socda:
0611119881 ama 0619133290

26/08/2024

إعلام هام

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Mogadishu

Opening Hours

Monday 07:00 - 17:00
Tuesday 07:00 - 17:00
Wednesday 07:00 - 17:00
Thursday 07:00 - 17:00
Friday 07:00 - 17:00
Saturday 07:00 - 17:00
Sunday 07:00 - 17:00