27/10/2023
Believe in your self when nobody believes you.
You're inique
It is impossible for you also to search somebody like you .
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Ahmed Abdi salaam Ahmed, Education, Mogadishu.
27/10/2023
Believe in your self when nobody believes you.
You're inique
It is impossible for you also to search somebody like you .
21/04/2023
Quruxda gabdhaha ardayda ee Buurhakaba, Gobolka Bay
Ahmed Abdi salaam Ahmed
20/04/2023
BERITO WAA CIID 🤝 EID MUBARAK
Sacuudiga ayaa ku dhawaaqay iney berito tahay maalinta koowaad ee bisha Shawwal 1444, waxaana laga arkay bisha magaalooyinka Tumair & Sudair.
Sidaas darteed berito oo Jimco ah waa Ciid ayaa lagu qoray bogga Haramain Info
Ahmed Abdi salaam Ahmed
19/04/2023
Ramadan Night 29;
Raxmada Alle albaabka ka fur, wakhtiga dhammadaye
Open the door for Lord’s Mercy, time’s almost done
Ahmed Abdi salaam Ahmed
19/04/2023
Halkaan waa xaafadda Buul-Xubeey. Oo Buundi caalami ah laga dhisay, kaas oo loogu talagalay Ardayda yaryar ee iskuulaadka dhigta oo Dhib ku qabay inay gooyaan wadada.
Ahmed Abdi salaam Ahmed
19/04/2023
Marshaale Waa ka Gudbaday Tijaabada MRI Guul ayaan idiin rajeeyay Xidigaha Qaranka U17
Ahmed Abdi salaam Ahmed
12/04/2023
The best things in life are actually really Expensive
Waa qiso xanuun badan
Maxaaaa ka fahantay
👇
Waxaan Shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan Ummadda Islaamka ugu hambalyeynayaa munaasabadda Ciidul Adxaa ee barakeysan.
Waxaan Eebbe ka baryayaa in uu dalkeenna ka dhigo nabad iyo barwaaqo, uuna naga dulqaado abaarta. Waxaan ku baaqayaa in laga farxiyo danyarta, lana gargaaro dadkeenna abaarta darani hayso.