Damaley primary and secondary school

Damaley primary and secondary school waxbarashada

Alxamdullahi.Waxaaa Maalintii 2aad si habsami leh inoogu socdo exam-ki Shahriga 2aad.Guul io natiijo wacan ayaa u rajeyn...
12/04/2026

Alxamdullahi.
Waxaaa Maalintii 2aad si habsami leh inoogu socdo exam-ki Shahriga 2aad.
Guul io natiijo wacan ayaa u rajeyna

TACSI INAAA LILLAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUNMamulka,macliminta,Ardayda,Gudiga waxbarashada dugsiga io Guud ahaaan bulsha...
12/02/2026

TACSI

INAAA LILLAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN

Mamulka,macliminta,Ardayda,Gudiga waxbarashada dugsiga io Guud ahaaan bulshada Damaley waxa ey iskaga Tacziyadeynayaan geerida naxdinta leh ee ku timid mid kamida ardayda kaaso ah
Marxum Hussein Moalim Mohamed.

Alle ha unaxariisto Janaatul Fardowsana haka waraabiyo adoonkiisa, Su-aasha jawaabteeda Alle ha haleeshiiyo.

Sigaar ah waxaan ugu Tacziyadeyneynaa Rer Shiq ibrahim dhumow ow ugu horeeyo Moacalim Mohamed moalim Ahmed io Ehelka qeybihiisa kle.

Iiman iyo Sabir jamiila Alle ha inaga siiyo wiilkeena.

Alxamdullahi.DUGSIGA Damaley primary and secondary school   Manta oo ey tariikhdu tahay 10-1-2026Waxaa si rasmi ah inoog...
10/01/2026

Alxamdullahi.
DUGSIGA Damaley primary and secondary school
Manta oo ey tariikhdu tahay 10-1-2026
Waxaa si rasmi ah inooga bilowday midterm exam
Ee sanad dugsiyeedka 2025-2026.

2-shirft sicaadiya ayuu ku bilaaabmay exam-ka.

Guud ahaan ardayda waxaan urajeyneynaaa
Guul.

31/12/2025
TACZInaaa Lillahi wa inaaa ileyhi rajicun MAMULKA,MACALMINTA, WALIDIINTA,GUDIGA WAXBARASHADA Damaley primary and seconda...
20/12/2025

TACZI

naaa Lillahi wa inaaa ileyhi rajicun

MAMULKA,MACALMINTA, WALIDIINTA,GUDIGA WAXBARASHADA Damaley primary and secondary school io DHAMAAN BULASHADA DEGANKA
waxa ey ka Tacziyadeynayaaan Geeridii ku timid Nabadoon Mohamed Toxob oo ahaa mid ka mida walidiinta Dugsiga Alle ha unaxaristo
Samir io iiman Alle haka siiyo Dhamaan ehelka io qaraabada ee uu kabaxay
Nabadoon Adeer Mohamed Toxob.

Kulan Midowga Dugsiyada Degmada Balcad Manta kulan ey jilba culusta midowga isku wareesteen ayaa ka dhacay beerta caliya...
12/12/2025

Kulan Midowga Dugsiyada Degmada Balcad

Manta kulan ey jilba culusta midowga isku wareesteen ayaa ka dhacay beerta caliyaale
Kaasoo lagu lafa guray
1-Horumarinta Howlaha Waxbarashada
2-Dardargalinta Dorashoyinka Midowga
3-Sara uqadida Shaqad maalmeedka midowga.

Si nabdoon ayuuna inoogu so idlaaaday alx

Sawirada Xaflada Malinta Maclimka SoomaaliyeedQeybti2ad Sawirada.Damaley primary and secondary school
23/11/2025

Sawirada Xaflada Malinta Maclimka Soomaaliyeed
Qeybti2ad Sawirada.
Damaley primary and secondary school

Xalfad Iyo Maamus.Ardayda Dugsiga Damaley ayaa shalay Xaflad heerkeedu Sareyo u qabtay Maclimiintoda Dugsiga Damaley Mad...
22/11/2025

Xalfad Iyo Maamus.
Ardayda Dugsiga Damaley ayaa shalay Xaflad heerkeedu Sareyo u qabtay Maclimiintoda Dugsiga Damaley Madaama shalay ey ku beegneed Maalinta Macalin Soomaaliyeed.

Xaflada Waxaa ka so qeybgalay Mamulka,Macalminta iyo ArdadaDugsiga.
Sidkle waxaa so qeybgalay Mamulka Degaanka,Duqowda,Aqonyahaynada,Qarkamida Mamulada Dugsiyada Deganka,Gudiga waxbarashada Dugsiga,Walidinta Hiyooyinka Dugsiga iyo Dhammaan Bulshada qeybaheeda kle.

Iyadoo xafada maclimiinta Dugsiga Damaley Lagu gudoonsiyey Bilad sharaf cajiib ah.

Dhamaan inti kaso qeybgashay wey mahadsayihiin.

Xafladaan waxaa soo qabanqabiyey Ardada wax kabarata Dugsiga Damaley primary and secondary school.

Waxaan Hambalyo leenahay Dhamaan macalimiinta sharafta badan E Dugsiga Damaley Kuwaa soo muteystay mahadcelin tii ugu sa...
21/11/2025

Waxaan Hambalyo leenahay Dhamaan macalimiinta sharafta badan E Dugsiga Damaley
Kuwaa soo muteystay mahadcelin tii ugu sareysay io bilad sharaf.
Xaflada Maamuska macalimiinta ayey ardada dugsiga Damaley manta ku qabanayaan Beerta Suucdi ama Ciliyaaale Manta Galinka Dambe 3:00pm.
ka soo qeybgalkaagu waa inoo muhiim
Arday,Maclim,mamule,Aqonyahan,Walid, mudane io Marwo.

Maamulka, macalimiinta, Ardayda iyo Dhalinyarada Deegaaanka Damaley waxa Hambalyo Hawada umarinyaaan Gudoomiyaha Sports-...
15/10/2025

Maamulka, macalimiinta, Ardayda iyo Dhalinyarada Deegaaanka Damaley waxa Hambalyo Hawada umarinyaaan Gudoomiyaha Sports-ka io dhalinyarada deeganka Damaley
Cabduqaadir Xasan shik.
Mr warafaca
Oo loo magacaabay Sports-ka Deegaanka Damaley.
Xilka aad qaaday Alle haku asturo Gudoomiye

Address

Midle Shabelle � �
Mogadishu
16334956

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Damaley primary and secondary school posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category