04/04/2023
Ardayda waxaa lagu barayaa qur'aanka hab casri ah ee uu ardaygu ku baran karo qur'aanka mudo kooban
DUGSIGA XIFDINTA QUR'AANKA KARIIMKA IYO XANAANADA CARUURTA EE DAARUL IIMAAN
Ardayda waxaa lagu barayaa qur'aanka hab casri ah ee uu ardaygu ku baran karo qur'aanka mudo kooban
04/04/2023
ASC DHAMAAN ARDAYDA SOOMAALIYEED WAXAA LAGU WAR GELINAYAA IN DUGSIGA BARASHADA QUR'AANKA KARIIMKA EE DAARUL IIMAAN UU XARUN CUSUB IDINKAGA FURAY DEGMADA DHARKEYNLEEY GAAR AHAAN XAAFADA KAABA GODEEY WIXII FAAFAAHIN AH KALA XERIIRA+25261851338