25/11/2025
Hambalyo Dr-Muse Mohamed Nabadtag, oo kamid ah dhaqaatiirta h**ey uga qalinjabisay Kuliyadda Dawada & Qaliinka. Midowga Ardayda kuliyadda Dawada iyo Qaliinku waxa uu kuugu hambalyeyneynaa dadaalka aad bixisay, guusha aad gaartay iyo fursadaha wanaagsan ee aad heshay. Hambalyo markale dr๐.
Dr. Muse Mohamed Mohamoud, a dedicated medical professional from Somalia, is set to graduate with a Master of Medicine in Psychiatry from KIU-WC on November 29, 2025. His journey at KIU-WC, which began in April 2022, has been marked by exceptional academic commitment, clinical competence, and leadership.
As Chief Resident in the Department of Psychiatry, Dr. Mohamoud played a central role in coordinating academic activities and supporting departmental functions. He has also demonstrated a strong dedication to evidence-based practice and continuous professional development through his research, teaching, and interdisciplinary collaboration. "KIU has been an incredible journey, and I'm grateful for the opportunity to grow as a psychiatrist and academic," he says.
Dr. Mohamoud's clinical experience at KIU Teaching Hospital and Research (KIU-THR), and Jinja Regional Referral Hospital has equipped him with advanced skills in psychiatric assessments, diagnosis, and treatment planning. He is committed to serving KIU and strengthening mental health services in Uganda, Somalia, and the broader region.
Upon graduation, he will continue to work with KIU as a Staff Development Fellow, contributing to clinical psychiatry, academic leadership, and research development.
20/11/2025
Jamacadda Salaam waxa ay hambalyo leedahay dhammaan Mucalimiinta Soomaaliyeed meel kasta ay dunida ka joogaan.
Mucalimiinta Soomaaliyeed waxa ay ku shaqeeyaan Waqtiyo iy duruufo adag intaba.
13/11/2025
Waxaa maanta oo taarikhdu ku beegantahay 11 / 12 / 2025 ka bilawday Xarumaha kala duwan ee Jaamacadda Imtixaanka Dhaxe - ee Semester-ka 1aad (Midter ๐๐ฑ๐๐ฆ) ee Sanad Waxbarasheed-ka 2025-2026.
Waxaan dhamman ardayda u rajayneynaa Guul Insha allah.
04/11/2025
Waxa bishi October ino qabsomay Seminar cinwankisu ahaa kansarka Kudhaca Nasaha hablaha, waxana so jediyay Dr C/llahi Maxamed
22/10/2025
Kulliyadda Daawada iyo Qalliinka ee Jaamacadda Salaam ayaa maanta ardayda u qabatay tababar ku saabsan โBasic Life Support (BLS)โ, kaas oo ka dhacay hoolka tababarrada ee Isbitaalka Madina.
Tababarka waxaa furay Agaasimaha Isbitaalka Madina, Dr. Mohamed Abdirahman Jama (Burtuqal), waxaana bixiyay dhakhaatiirta kala ah:
โข Dr. Abdulkadir Mohamed Jimcale (Galkacyo)
Madaxa cafimadka isbitalka
โข Dr. Mohamed Mohamud Omar (Carabey)
Madaxa cilmi-barista iyo waxarashada
โข Dr. Rukia Abukar Abdi
Dhanka Jaamacadda waxaa goobta joogay:
โข Dr. Abdikarim Ahmed Mohamud โ Hormuudka Kulliyadda
โข Dr. Ahmed Adam Mohamud โ Ku-xigeenka Hormuudka Kulliyadda
โข Ustad Hafsa Hashi Hirsi โ Xoghayaha Kulliyadda
โข Dr. Abdifatah Afyare โ Agaasimaha Guud ee Xafiiska Cilmi-baarista iyo Horumarinta
Masโuuliyiintu waxay ardayda kula dardaarmeen inay dadaal dheeraad ah geliyaan tacliinta iyo tababarrada la xiriira xirfaddooda caafimaad.
06/10/2025
Jaamacadda Salaam waxa ay soo bandhigeysaa Deeq Waxbarasho oo ay ugu talagashay ardayda Soomaaliyeed ee ka qalinjebisay Dugsiyada Sare ee Dalka.
Deeqdaan waxbarasho waa mid Dhameystiran oo ah Full Scholarship dhammaan Kulliyadaha kor kuxusan.
Isdiiwaangelinta ardayda cusub waxa ay ka socotaa Xarumaha Jaamacadda ee KPP iyo Taleh ee h**e ugaar oo yaan lagaa buuxinin.
FG. Fursadda Deeqdaan Waxbarasho waxaa ay socan doontaa 7-20 Oct 2025.
Wixii faahfaahin ah kala xariir: +25261-9551575/+25261-5526519.
06/10/2025
Hormuud ka kuliyada daawada iyo qaliinka Dr Abdulkarim Ahmed Mohamud hormud kuxigenka Dr Ahmed Adan, iyo agasimaha guud ee cilmi baarista iyo hormarinta Dr Abdifatah Afyare ayaa booqasho ku tagay isbital ka demartino, waxana kuso dhaweyay agasimaha guud ee isbitalka Dr C/rahim Cumar Amin, madaha shaqalaha, madaxa cafimad ka, iyo madaxa tababarada
waxayna ka wada hadleen xoojinta iskaashiga waxbarashada gaar ahaan sare u qaadista taclinta cafimadka, cilmi baarista iyo cafimadka dadka tabaleysan ee kunol xeryaha magalada banankeda ah.
Kulanka aya kuso dhamaaday isfaham iyo jawi wacan oo wadashaqeyn ah.
26/09/2025
๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐.
C/raxmaan xasan canshuur
Gudomiyaha wax barashadda Ardayda SUMSA
(SALAAM UNIVERSITY MEDICAL STUDENTS ASSOCIATION)
โWaxaan Alle ka baryeynaa in xilka uu u noqdo masuuliyad ey ardayda ugu metesho si hufan.โ
25/09/2025
๐๐๐๐ฆ๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐ฅ๐๐๐ฆ & ๐๐๐๐ฆ๐๐๐๐๐๐ ๐๐ข๐ฅ๐๐ข ee dalka ๐๐๐ฅ๐๐ฒ๐ฌ๐ข๐ ayaa maanta oo khamis ah taarikhduna ku beegantahay 25-ka September 2025 kala saxiixday heshiis is-afgarad ah (๐๐จ๐) oo ku saabsan sidii labada dhinac ay isaga kaashan lahaayeen Waxbarasha Sare (๐๐จ๐ฌ๐ญ๐ ๐ซ๐๐๐ฎ๐๐ญ๐ ๐๐ญ๐ฎ๐๐ข๐๐ฌ), Cilmibaarista, Tababarrada, Shir Cilmiyeedyada iyo Hormarinta Manhajka.
Madasha heshiiska waxaa ku matalayay labada jaamacadood ๐๐ฎ๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐๐ก๐ ๐๐๐๐ฆ๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐ฅ๐๐๐ฆ, ๐๐ซ. ๐๐ฅ๐ข ๐๐๐๐ฎ๐ค๐๐๐ข๐ซ ๐๐ฅ๐ข ๐๐ฎ๐ญ๐๐ฅ๐ iyo ๐๐ฎ๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐๐ก๐ ๐๐๐๐ฆ๐๐๐๐๐๐ ๐๐ข๐ฅ๐๐ข, ๐๐ซ๐จ๐. ๐๐ซ. ๐๐ณ๐ก๐๐ซ ๐๐ฌ๐ฆ๐๐ข๐ฅ.
Waxaa sidoo kale madasha xaadir ku ahaa gudoomiye kuxigeenka maamulka iyo maareynta, gudoomiye kuxigeenka waxbarashada, agaasimeyaasha iyo hormuudyada qaar kamid ee labada jaamacadood.
25/09/2025
๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐.
*Drs Saabiriin C/qaadir C/raxmaan
Gudomiyaha wacyi galinta kulyadda daawada iyo qallinka ee jaamacadda Salaam {SU}
โWaxaan Alle ka baryeynaa in xilka uu u noqdo masuuliyad ey ardayda ugu metesho si hufan.โ
25/09/2025
Mohamed Bashir Adan
Gudomiye ku xigeenka ciyaaraha kulyadda daawada iyo qallinka ee jaamacadda Salaam {SU}
โWaxaan Alle ka baryeynaa in xilka uu u noqdo masuuliyad ey ardayda ugu metesho si hufan.โ