13/09/2025
Jaamacadda Africa Graduate University -Somalia waxaa ka socota diiwaangelinta ardayda Sanad Tacliimeedka 2025β2026.
Wixii faahfaahin ah, nagala soo xiriir 0619494425 | 0619494426 ama soo booqo xarunta Jaamacadda, Taleex Campus.
03/08/2025
#ππππππππ ππππππ ππ
Maamulka Jaamacadda Africa Graduate University -Somalia wuxuu ku wargelinayaa dhammaan bahda waxbarashada Jecel in la furay diiwangelinta sannad dugsiyeedka ππππ - ππππ, Haddaba, iska diiwaangeli oo h**e u gaar xarunta jaamacadda AGU oo ku taalla Degmada Hodan, xaafadda KBB.
Wixii faah-faahin ah la xiriir:-
61 9494425
22/05/2025
Students benefited from the scholarship.