Simmal Professional College

Simmal Professional College

Share

SIMMAL PROFESSIONAL COLLEGE is an Online and offline Institution for Medical , Management and Languages.

SIMMAL PROFESSIONAL COLLEGE waa Akadamiyad waxbarasho oo bixiso casharo Online iyo kuwo laxaadiraayo sida Caafimaadka ,Maamulka iyo Luuqadaha
Wixii intaa dheer nagala soo xariir whatsapp +252616686907 For more information please reach us on whatsapp number: +252616686907

14/02/2023

Seminarkii Blood grouping oo manta ku balansaneyn 14/2/2023 Dib ayaa uu nooga dhacay
Waxaa laga dhigay 21/2/2023. MAHADSANIDIID

SIMMAL PRODESSIONAL COLLEGE WAXA UU QABANAYAA SEMINAR CIWAANKIISU YAHAY
.
WAXAA BIXINAAYO :DR. CABDIRASHIID CABDULLAHI XASAN
GOOBTA: PRIMO PALACE

F.G. 50 qof oo kaliya ayaa loo qaban doonaa in sha Allah.

Link
https://wa.me/p/6118860191486619/252616686907

08/02/2023

SIMMAL PRODESSIONAL COLLEGE WAXA UU QABANAYAA SEMINAR CIWAANKIISU YAHAY
.
WAXAA BIXINAAYO :DR. CABDIRASHIID CABDULLAHI XASAN
GOOBTA: PRIMO PALACE

F.G. 50 qof oo kaliya ayaa loo qaban doonaa in sha Allah.

Link
https://wa.me/p/6118860191486619/252616686907

20/11/2022

Kusoo dhawaada Casharo English Online Bilaaw ah:
Faafaahin la xariir: 0616686907

19/11/2022

Baro Ingiriiska adigoo gurigaada ama goobtaada shaqo joogo.
Ingiriis billaaw ah.

KUBARO MUDO KOOBAN:

FAAFAAHIN LA XIRIIR: 0616686907 AMA 0610539321

18/11/2022

Dhib maku qabtaa Gola ka hadalka ?
Cabsi madareentaa xiliga dadka la hadleyso?
Ma jeceshahay inaad ka gudubto caqabadaha dhanka hadalka?
Ma jeceshahay inaan la imaato qorshe Hormarin Nololeed wax ka badali kara naftaada ?
Maku dhibantahay Maareynta Fasalada ?
Ma jeceshahay inaad yeelato hab wax baris Saxan lehna gudbin wanaagsan ?
Hadii Jawaabtaadu HAA tahay.

PROFESSIONAL COLLEGE # waxaa uu kuu diyaariyey koorsooyon loogu tala galay ka haqabtirka baahiyaha kor kusoo xusnay.
Fadlan, Horay Ugaar oo hada is diiwaanageli.
Faafaahin la xiriir:

0616686907 / 0610539320 / 0610539321

17/11/2022
30/10/2022

SIMMAL PROFESSIONAL COLLEGE waxa Uu qaadanayaa Arday cusub Bisha November 2022.

FAAHFAAHIN LAXARIIR
0616686907 / 0610539320 /0610539321

28/10/2022

COLLEGE-KA SIMMAL PROFESSIONAL COLLEGE waxa uu qaadanayaa Arday cusub November classes Fadlan horay ugaar:
Faahfaahin la xariir:

0616686907 0610539320/0610539321

16/10/2022

Fursad Dahabi ah Faafaahin laxariir: 0616686907/0610539320/0610539321

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Mogadishu

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 08:00 - 17:00
Friday 08:00 - 17:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00