Dugsi.so

Dugsi.so

Share

Dugsi.so waxa uu qaab Online ah ku bixinayaa koorsooyin ku saabsan Barashada Qur'aanka iyo Shareecada.

01/08/2021

Dugsigu waxa uu bixinayaa Koorsooyin ku saabsan barashada Qur'aanka iyo Culuumta Shareecada. Linkigan ayaad iska diiwaan galin kartaa.
http://dugsi.so/online_admission

01/08/2021

Maxaan Qabannaa?

Dugsigani waxa uu dadka Soomaaliyeed u fududeynayaa in ay si ONLINE ah iyo qaab toos ahba u bartaan qur'aanka Kariimka iyo culuumta kale ee shareecada Islaamka, ayada oo la isticmaalayo tiknooliyad casri ah iyo macallimiin khibrad sare u leh culuumta Qur'aanka iyo Shareecadaba.

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Address


Abdulaziz
Mogadishu
BN03010