Yislam Yusuf

Yislam Yusuf

Share

LA JOOGISTAADU WAA INOO MUHIIM WLL.

15/06/2024

Eid-Mubarak

01/01/2024

Maanta waa dhalashada qof kastoo somali ah aan aqoon xiligii uu dhashay
01jan😆

27/06/2023

Capsi Capsi!!

Sida ay sheektay Shirkada Nasa waxaa muddo 8bil ah amaba ka badan dunida laga wayn doonaa internetka ayadoo loo sababeyey duufanta quraxda oo cilad ku timid.

Nolosha seebay noqon doonta?

27/04/2023

Dardaaran dheer ayey facebook soo dhigtay wayna is dishay😢

26/04/2023

Wadamada adduunka iyo inta sano ay kugu qaadanayso inaad Milyuneer noqoto.
1 milyan oo Dollar inaad shaqeysato.

Swisska = 14 sano iyo 3 bil
Mareynanka = 19 sano iyo 10 bil
Qatar = 21 sano 3 bil

Jarmalka = 28 sano iyo 8 bil
Ingiriiska = 29 sano iyo 9 bil
Sweden = 31 sano iyo 6 bil

Uganda = 523 sano iyo 3 bil
Masar = 603 sano iyo 6 bil
Pakistan = 621 sano iyo 3 bil

Wadamada kale sawirka ayay ku qoran yihiin, balse intaas kore waa qeyb kooban.

Bal kawarama arrinkaas?

Somali kuma jirto lkn imisay kugu qadan kartaa qayaas bal?

Galab wanaagsan 😊

25/04/2023

WAA AABE LAGU XUKUMAY DIL TOOGASHO AH

Waxa lagu xukumay Aabahan dil toogasho ah, waxaana lagu fuli rabay dilka labo maalin kahor maalinta ciidda.

Wuxuu ka codsaday Saraakiisha Xabsiga in loo ogolaado inuu arko Gabadhiisa yar Ka hor inta aan lagu fulin dilka.

Waxa uu lahad-lay Xaaskiisa wuuxuna ku yiri "Waxa laga yaaba inaan fursad u heli waayo inaan arko farxada wajigiina kamuuqan doonta maalinta ciida, oo waxaan mari doonaa ciqaab sababi doonta in aanan mar dambe is arag, oo macasalameeyo dunida sidaa darted waxan kaa codsanayaa in aad iigu soo labisto gabadheyda yar, una soo xidhto dharkeeda cida iiguna keento xabsiga, si aan u arko farxada wajigeeda ka muuqato".

26/03/2023

Ramadaan kariim

18/01/2023

Mushkilo socoto hadad maqashid waa sidaan ookale😁😂

18/01/2023

SUBXAANALLAH:

Magaalada Muqdisho Shan Caruur oo walaalo ah ayaa geeriyooday Mudo Afar Bil Gudahood ah Kadib Markii Hooyadii iyo aabihii Dhalay ay Cabsiiyeen Oomo. Ujeedka ay ucabsiiyeen ayaa ah si Calooshu ay Ubararto kadibna ay Ku Tuugsadaan oo ay Ku Helaan Lacag ay Balwad Ku iibsadaan.

Hada sadex kamid ah Caruurta oo Nool ayaa Calooshu Qarxi Rabtaa Mid kamid ahna waaba La Qalay , halka Hooyadii oo ay Balwad Dilootayna ay Cisbitaal ku Jirto , aabihiina Xabsiga ayaa La Dhigay.

Xigasho: Bashiir Maxamuud.

11/01/2023

Intan hablo ma hal cadow bay leeyihiin😁 waxanba garab wayey Cadowgan baas ee somalida looga shekeyey😁

27/12/2022

Wadnaha iyo cafimadkiisa!!

23/12/2022

Qiso mudan cimri qaadasho.....

Dr.sh.ahmed al_yamaani

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address


Mogadishu
Mogadishu
00000