Maku faraxsantahy guusha cidanaka xooga dalka somaliyed
Nabad iyo nolol
hadii aad jeceshahay guulaha cidanka xooga walal like saar page kaan
if you have a good environment say alx
08/05/2020
Waxaa isbucaan Gudihiisa Dalka Soo Gaari Doona Kumanan Ciidanaka Qeybihiisa Kala Duwan Sida.
gutada
Kuwaas oo Mudo dheer Towabar uga Socday dalka aan walaalaha nahay ee turkiga.πΉπ·πΉπ·πΉπ·
Ciidankan ayaa lashegaya sida xogta aan ku heleyno in ay garayan 1000---1500 oo komandoska iyo kumanan kale oo isku gu jira baylodyo iyo mariinis
Oo qaarkod 5 sano 4 sano 3 sano tawabar ku qadanayay turkiga.
Guuluhu wey isdaba Socdan allh Noo ziyadsho dib u dhiska cxds si cad buu umuqda.
*dhalinyaro dalkaga Baa Haatan ku baahan ka mid noqo qeybaha kala duwan ee ciidanka qalabka sida oo difaac qarankaga πΈπ΄πΈπ΄πΈπ΄
Guul & Gobo Nimo Somalia LIKE Saar page Ka πSiina Share Garee Sii Cadawga uganaxan
07/05/2020
WAXAAN KA DAREEN BADANAHAY DADKA KALE WAXAAN KA SHANQAR MAQLI OGNAHAY DADKA KALE WAXAAN UHURNAY
NAFTEENA DALKEENA ANAGOO UJEED KEENU YAHAY NABAD CADAALAD IYO SHARAFTA DALKEENA IYO SHACABKEENA
WAXAAN NAHAY XOOGA DALKA SOMALIYED
06/05/2020
Nolosha ciidan nimada waa nolol aad u qatar ah balse waa ku qanacsanhy inaa ka mid Somali National Army Gar ahan Unitka ka tirsanhy Danab
Boqorada danab
03/05/2020
Howlgal Qorsheysan oo goordhaw ay qaadeen Ciidanka Xoogga Dalka ayaa waxaa lagu soo qabtay Shaqsi ka tirsan Argagixisada oo miino gelinaayey Wado soogasha Degmada Janaale.
Si' aad ula socoto wixii kasoo cusboonaada Fadlan LIKE iyo FOLLOW saaro Page keena
30/04/2020
Seddexdan nin 405,000 oo dollar ayey ugu deeqeen gurmadka Magaalada Qardho.
1) Xildhibaan Caddow Cali Gees: 170,000.
2)Xildhibaan Cabdullahi Maxmad Nur 150,000
3) Xildhibaan Maxmed Abukar Islow 85,000..
29/04/2020
Astaan aad u qurux badan weeye
28/04/2020
Guco maalo aar oo in badan gaajo miranaysay .
Gaari jiiqliyo fadhiyey guban abaareed.
Oo goodir iyo cawl heloo guudka kabooday.
Oo goosan hilibkeediyo micida gaarsinin.
Toll allow waxbuu goconayaye yaa i garansiiya.
Girgiraha nin saarani mar uunbuu gaari qaraxuye.
Ninkii godob lahaanjiray mar uunbay goosan aanadu
Guri dabakha ninkii lahaa marbuu geed dugaashani.
Geeri iyo mar baa loo dhamaan gumac rasaaseed.
Talyaha cidanka xooga dalka somalia
Genaraal yusuf raage odowaa
Waxa ka go,an hor usocodka dalka iyo hogamin daacad ah
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Website
Address
Mogadishu