*Machad Al-Saxaaba Online*
Waxaa Lagu Bartaa:
SIDA:
■ Xifdiga Qur'aanka
■Barashada Hingaada
📚 Axaadiith_ta Rasuulka ﷺ ■ Sixida dhanka tajwidka
📖 Tafsiirka Qur'aanka
■ Fahamka macnaha Qur'aanka iyo fasiraaddiisa
📜 Barashada carabiga.
¤■ Kala soo xidhiidha
📲 WhatsApp: wa.me/252615491734
📲 WhatsApp: wa.me/252617765174
*Fadlan kusoobiir Group Ka machadka si aad wax badan uga ogaato:👇*
https://chat.whatsapp.com/BpsjpNVu8KiIankXKOin8B?mode=ems_copy_
مدرسة الصحابة العالمية للدراسات الإسلامية
مدرسة الصحابه العالمية للدراسات الاسلامية واللغة العربية , madarasads barashada casharada islamka
26/05/2026
تهنئة عيد الأضحى المبارك
بكل معاني الفرح والسرور، تتقدّم مدرسة الصحابة العالمية بأصدق التهاني وأطيب التبريكات إلى جميع طلابها، ومعلميها، وأولياء الأمور الكرام، وإلى الأمة الإسلامية جمعاء، بمناسبة حلول عيد الأضحى المبارك.
سائلين الله تعالى أن يجعله عيد خير وبركة، وأن يعيده علينا وعليكم أعوامًا عديدة وأزمنة مديدة ونحن في صحة وعافية، وأن يتقبل من الحجاج حجهم، ومن المسلمين طاعاتهم وأعمالهم الصالحة.
كل عام وأنتم بخير
عيد أضحى مبارك
26/05/2026
ينبغي لكل مسلم ان يكثر الدعاء مساء يوم العرفة
22/05/2026
Maalka waa rizqi, caafimaadkuna waa rizqi, rizqiyaduna way badan yihiin.
Laakiin rizqiga ugu weyn waa: rizqiga cibaadada, rizqiga salaadda habeenkii, rizqiga akhriska Qur’aanka, rizqiga sadaqada, iyo rizqiga khushuuca salaadda.
Waxyaabaha ugu kheyrka badan ee qofka lagu arsaaqo maalinta Jimcaha waxaa ka mid ah: badinta saliga Nabiga ﷺ.
Kudadaal aqrinta quraanka
19/05/2026
19/05/2026
Waxan bilowney fasalada kala ah
1: barashada hinkaada qur,anka
2: barashada tajwiidka
3: tasxiixa iyo taxfiidka
4: barashada luuqada carabiga
5: kutubta shareecada
Oo bilow ah.
Haddaa jeceshahay
kudhufo linke hose👇👇👇
*https://wa.me/252615491734
18/05/2026
اعمال افضل ايام الدنيا
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Mogadishu