Masha allah waa ardayda qeybta taleex oo maanta booqday dhigooda qeybta dagmada kaxda
Machadka Ileys
Dugsiga Xifdinta Qur,anka Kariimka Ee Ileys
17/12/2025
Maanta Machadka Ileys Qeybtiisa dagmada Kaxda waxaa Booqasho ku tagay qeyb kamid ah Ardayda machadka ileys Farciisa Dagmada hodan xaafada taleex waxaana si diiran Usoo dhaweeyey Maamulka Macalimiinta iyo Ardayda. waxaana halkaas ka dhacay tartan u dhexeeyey lawada dhinac.
Ardayda machadka oo la qeybsaday farxada walaalahooda quraanka dhameeyey
16/12/2025
Hambalyo hambalyo
16/12/2025
Masha Allah hambalyo
Hambalyo Ashraf iyo Sakariya oo dhameestay Suuradaha 114ta Qur'aanka kariimka kana bartay Machadka Ileys.
Hambalyo hambalyo waxaan farxada la wadaageenaa ardaydeena kala ah
Ashraf cabdicasiis iyo
Sakariye cabdixakiim oo dhameeyey quraanka kariimka xaflad yar ayaa loogu qabtay xarunta dhexe machadka ee degmada hodon مبروك
15/12/2025
Xaflad yar oo farxad iyo niyad-wanaag leh ayaa lagu 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐠𝐮𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐌𝐚𝐜𝐡𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐈𝐥𝐚𝐲𝐬, taas oo si gaar ah loogu maamuusay ardaydeena 𝐪𝐢𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐛𝐚𝐝𝐚𝐧 𝐙𝐚𝐤𝐚𝐫𝐢𝐲𝐞 𝐢𝐲𝐨 𝐀𝐬𝐡𝐫𝐚𝐟 Oo dhameeyey 114ta Qur'aanka Kariim. Machadka Ileys
Machadka ileys qeybta degmada kaxda
برنامج الطابور
Cawo ceynaashe
Sihaam cabdirisaaq
17/10/2025
17/10/2025
Sawirada ardayda xaflada
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Taleex
Mogadishu
252