16/02/2023
بسم الله الرحمن الرحيم
مؤسسة معلم الصبيان
Waxaa lagu war gelinayaa dhammaan umada soomaaliyeed ee jecel quraanka kariimka ah gaar ahaan kuwa xifdisan quraanka in laqaban doono tartanka quraanka kariimka bisha ramadaan waxaana maalgelinaaya jamciyadda mucallim Al:sibyaan مؤسسة معلم الصبيان
Hadaba waxaa lasiinayaa 5 qof ee ugu horeysa abaalmarino qaali ah haddabahadii aad daneyneysid in aad kasoo qeeb gashid xogtaada noogu soodir
[email protected]
Kasoo qeeb galkaagu waa inoo muhiim thanks
16/02/2023
بسم الله الرحمن الرحيم
مؤسسة معلم الصبيان
Waxaa lagu wargelinayaa dhammaan umadda soomaaliyeed ee jecel quraanka kariimka gar ahan ardayda xifdisan quraanka kariimka in laqaban doono bisha ramadaan tartanka quraanka kariimka waxaana qabanaaya jamciyadda
Mucallim Assibyaan معلم الصبيان
Haddaba hadi aad jaceshahay in aad kaqeyb qaadatid waxaad xogtaada noogu soo diri kartaa
[email protected]
Waxaana loo fiirinayaa hablaha iyo wiilasha
Waxaana abaal.marim lasiinayaa 5 habllod iyo 5 wiil kasoo qeeb galkaagu waa muhiim
" Ednaay Annaga Ayeydayo ayaa tahay Walaahi waan ku jecelnahay laakiin wixii aad dhoo dhoobaysay ee caalamka gaadhsiinaysay Muusaa kala daadiyey"
Ganacsade Maxamed Jabuutaawi
26/03/2022
Wargelin
Waxaa lagu wargelinayaa dhamaan dadweynaha soomaaliyeed in ey kasoo qeeb galaan tartanka quraanka kariim ka ah ee bisha ramadaan oo bilaabanaaya mar dhaw
Shuruudaha
1.waa in uu yahay arday uusan eheen macalin
2.waxaa abaal marin lasiinayaan5 wiil iyo 5 hablood
3.waa in uu ka yaryahay 25 sano
4.tartanku waxa uu kudhacayaa qaab online ah
Waxaa kubexeysa 23.000 usd
Kasoo qeeb galkaagi waa muhiim sii faafi
Dhamaad