Ku raaxeyso
zakariye soomane
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from zakariye soomane, Personal coach, Mogadishu.
Dublumaasiyaddii ku billaabatay Gurmadka Biniaadannimada ee Waddamada Soomaaliya iyo Turkiga. .
Safarka Xasan Sheekh ee Imaaraadka: Labo arrimood oo uu dalban karo iyo afar qodob oo uusan ka hadli karin.
06/10/2023
Dhirtu waxa ay nolol u tahay dadka, duunyada iyo deegaanka. Nabigeennu ﷺ waxa uu dhiirrigeliyay in geedo la beero, waxa uuna xadiiskan noogu sheegayaa in ay sadaqo u tahay qofka haddii geed uu beeray ay wax ka cunaan insaan, shimbir ama noole kale.
17/04/2023
Magaceygu waa Hormuud. Waxaan dhashay April 2002. Maanta ayaan jirsaday 21 sano. Waa 21 sano oo aan u adeegayay bulshadeyda, kana shaqeynayay horumarinta iyo fududeynta nolosha dadkeyga iyo dalkeyga.
Waxaan ku faraxsanahay in aan haysto macaamiil qiimo badan oo igu fac ah, qaar iga waaweyn iyo kuwo iga yaryar. Cimri barakeysan iyo caafimaad ayaan noo wada rajaynayaa.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Telephone
Website
Address
Mogadishu