Kusoodhawaada Somtech Academy for Forex trading.
Annagu manihin Shirkadaha maalgashiga laakiin dadka waxaa barnaa sida looga shaqeysto suuqa Sarifka lacagaha ee Forex, qofkana waxaa udiyaarinaa siduu iskiis uga shaqeysan lahaa Forex isagoon cidna lacag udhiiban.
Kusoobiir 8 kun oo arday oo aan kacaawino barashada Forex
Telegram group 👇👇👇
Somtech Academy for Forex trading 📊📈📉 Halkaan waxaad kaheleysaa Cashiro kusaabsan Forex trading, sidoo kalane waa madal ey aragtiyaha iskuweydaarsadaan dadka forex kashaqeysta iyo kuwa aan kashaqeysan. Linkigan udir asxaabtaada see noogu soobiiraan 👇👇👇 t.me/somtech
23/02/2020