29/04/2026
Koonfurta, Lubnaan—hal guri badbaaday lama arko. Dhulkan waxaa kuyaali jiray dabaqyo ilaa 10 biyaano ah. Arag sida ay Israil ugashay muddo maalmo gudaheeda ah. Waa koonfurta dalka Lubnaan.
Halkaan waa boga saxda ah ee Maxamed Alfaatix.
29/04/2026
Koonfurta, Lubnaan—hal guri badbaaday lama arko. Dhulkan waxaa kuyaali jiray dabaqyo ilaa 10 biyaano ah. Arag sida ay Israil ugashay muddo maalmo gudaheeda ah. Waa koonfurta dalka Lubnaan.
12/04/2026
Isagoo hadlayey ka hor inta aan Maraykanku sheegin in wadahalladii ay la lahayeen Iiraan lagu fashilmay in heshiis lagu gaaro ayuu Ra’iisul wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu sheegay in ololaha Israa’iil ee ka dhanka ah Iiraan “wali uusan dhammaanin.”
Bayaan ka soo baxay Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu oo uu ku sheegay inuu “oggolaansho” siiyay wada-hadallo nabadeed oo lala yeesho Lubnaan.
Si kastaba, isla farriintaas gudaheeda, wuxuu sidoo kale muujiyay in ololaha ka dhanka ah Iiraan “uusan weli dhammaan” isagoo sheegay “wali waan la dagaallamaynaa”. Wuxuu intaas ku daray in “wali ay jiraan wax badan oo la qabanayo”.
Bayaanka ayaa la soo saaray xilli Maraykanka iyo Iiraan ay ku jireen wada-hadallo nabadeed oo qoto dheer oo ka socday Pakistan.
Netanyahu ayaa sidoo kale taxay dhowr “guulo” oo uu sheegay in lagu gaaray ololaha milatari ee Israa’iil, oo ay ka mid tahay burburinta barnaamijka nukliyeerka ee Iiraan.
“Guulahaas weli ma dhammaan. Weli waxaa Iiraan ku jira walxo la hodmiyay. Sida uu sheegay Madaxweyne Trump, waa in laga saaraa. Ama heshiis ayaa lagu saari doonaa, ama siyaabo kale ayay ku bixi doonaan,” ayuu yiri.
11/04/2026
Trump oo caddeeyay qodobka ugu muhiimsan ee ay doonayaan in ay Iraan aqbasho si heshiis wanaagsan loo gaaro.
11/04/2026
Duulimaadka Wafdiga Iran waxaa loogu magac daray 'Minab 168', Hadaba maxaa loola jeedaa 'Minab 168',?
11/04/2026
“Umadda Reer Somaliland waa dad Somaaliyeed dawladda Somaaliya ayayna ku hoos jiraan sidaas darteed waxay kamid yihiin dadka uu udhalan doono Ceelka shidaalka ee Curad”Wasiir Fiqi.
18/03/2026
🌙 Crescent Moon Sighting Has Begun
Observation committees and astronomical teams across the Kingdom of Saudi Arabia have begun the sighting of the crescent moon for the month of Shawwal.
Observers at official observatories are now monitoring the western horizon after sunset, awaiting confirmation of the Eid al-Fitr crescent.
The official announcement will be made once the sighting is verified.
May Allah allow us to witness the blessed crescent and accept our fasting, prayers, and good deeds. 🤲
17/03/2026
DEG DEG”Dowladda Koonfur Galbeed ayaa hakisay wada-shaqeyntii ay la lahayd Dowladda Federaalka Soomaaliya.
Go’aankan ayaa imaanaya xilli ay jirto xiisad siyaasadeed oo u dhexeysa hoggaanka Koonfur Galbeed iyo Dowladda Federaalka.
Maxaa sababay in Dowladda Koonfur Galbeed ay hakiso wada-shaqeynta Dowladda Federaalka, maxaase xiga?
17/03/2026
Israa'iil: Cali Larijani wuxuu ahaa 'hogaamiyaha Iran'. Ka akhri qaybta commentiga👇🏾
17/03/2026
‘'Xamar Xaalkeeda waa Afkaaga xiro ama Afgooye aad, wax kale ma rabno, waxaa naga xiran Maxamed Dheere, Dowladda hanoo soo dayso’...
17/03/2026
RASMI: Maamulka Koonfur Galbeed oo ku dhawaaqay inuu joojiyey wada-shaqayntii uu lahaa Dowladda Federaalka Soomaaliya.
17/03/2026
Majiraan culimo aad taqaanid magacooda oo sidaxan.?.......semo