24/09/2024
Barnaamijka Waayaha Waxbarasho Ee Maamulka Dugsiga Qaran Bile.
Education
24/09/2024
Barnaamijka Waayaha Waxbarasho Ee Maamulka Dugsiga Qaran Bile.
11/09/2024
Ardayda Dugsiga Qaran Bile Ee barata Culuumta Caafimaadka iyo Kombiyuutarka oo iskaashanaya ayaa baaritaano caafimaad u sameeyey Ardayda Dhigata Dugsiga Hoose Dhexe iyo Sare Ee Qaran Bile.
19/08/2024
Maamulka, Macalimiinta iyo Ardayda Dugsiga Qaran-Bile gaar ahaan Ardayda shahaadìga fasalka 8aad Waxay halkaan mahadcelin balaaran uga dirayaaan Ustaad Daahir Dayax Oo Garab istaag iyo Dhiiragelin weyn ka geystay Hormarka iyo Guulaha Dugsiga iyo ardaydiisa.
Waxaa uuna maanta oofiyay Balan qaad uu usameeyay Ardayda Fasalka 8aad oo ahaan in hadii ay dhammaantood gudbaan uu gudoonsiin doono Lacago Abaal marin ah.
Waxa aynu leenahay Malaayin jeer Mahadsanid alle hakaa abaal mariyo sida aad ino sharaftay.
19/08/2024
Hambalyo Ardayda Fasalka 8aad Ee Dugsiga Qaran-Bile Oo Dhammaantood usoo wada gudbey Heerka 3 aad Ee Waxbarashada Dugsiga Sare.
GUUL IYO GOBANIMO DUGSIGA QARAN-BILE
19/08/2024
Maamulaha Dugsiga Hoose Dhexe iyo Sare ee Qaran-Bile Hon Abdiaziiz Ali Ibrahim ayaa ka faa'ideystay Tababar loo qabtay in ka badan 100 maamule oo katirsan Midowga Dugsiyada Gobolka Banaadir.
18/08/2024
Alxm Dhammaantood Waa ay wada Gudbeen.
Mahad oo dhan alle SWT Ayey usugnaatey inoo suurageliyay inaan soo gaarno guushaan.
Marka xiga waxan umahadcelinaynaa Waalidiinta iyo macalimiinta sida hagar la'aanta ah inoogu garab siiyey sidii aan uso gaari laheyn farxadaan.
18/08/2024
Dhammaan Ardayda Soomaaliyeed Maanta usoo Baxeysa Natiijada Imtixaanka Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir. AWGB Waxaan u rajeynayaa Natiijo Ay kuwada Farxaan insha allah.
26/06/2024
Dhammaan Ummada Soomaaliyeed Waxaan ugu Hambalyeyneynaa Munaasabada 26 ka June.
Dalxiiskii Beerta Xayaat Bahda Dugsiga Qaran-Bile Gaar ahaan Fasalka 8aad oo usoo idlaadey imtixaanka Agaasinka waxbarashada Gobolka Banaadir.
Drs Ramiish Mohamed Abdi "Bahda Dugsiga Qaran-Bile waxaan u rajeynayaa inay kasoo Muuqdaan Kaalmaha H**e insha allah"
Ardayda Fasalka 8aad Dugsiga Qaran-Bile ayaa ka hadlay Dareenkooda ku aadan Imtixaanka Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir. AWGB.