๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐.
Horseed academy for science and languages
Horseed academy waa dugsi bixiya adeeg waxbarasho tayeysan
๐๐๐ซ๐๐ฌ๐ก๐๐๐ ๐ฑ๐ข๐ซ๐๐๐๐๐ ๐๐๐ฌ๐ก๐ข๐จ๐ง ๐๐๐ฌ๐ข๐ ๐ง๐ค๐:
-----------------------------------------------------------------------------
Dugsiga Horseed Academy ayaa bisha April kuu diyaariyey fursad fasalo cusub oo lagu baranaayo xirfadda fashion designka waliba mudo kooban.
Nagu Soo booqo xarunteena xaafadda Galmudug garasbaaley Muqdisho Soomaaliya.
Kala xiriir WhatsApp number 61 5352829.
๐๐๐ฉ๐๐ซ๐ญ๐ฆ๐๐ง๐ญ ๐จ๐ ๐ฅ๐๐๐จ๐ซ๐๐ญ๐จ๐ซ๐ฒ ( ๐๐๐ ).
-----------------------------------------------------------------------------
Mahad Isaaq Ibrahim oo ka mid ah ardayda wax ka barata dugsiga Horseed Academy dhigtana jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed Kaas oo barta cilmiga sheybaarka ( Laboratory)
๐ซ๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐ ๐ช๐๐๐๐๐๐๐ ๐บ๐๐๐๐๐๐
----------------------------------------------------------------------------
Ardayda barata kulliyadda Culuuumbta computer-ka ayaa u fadhiistay imtixaanka bileedka 3aad ee barashada xirfadda Computer
๐ด๐๐๐๐๐๐๐๐ 2๐๐๐
๐๐๐๐๐๐๐๐
๐ ๐๐๐๐๐๐
๐
๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐
๐๐.
Galmudug Campus
06/04/2026
๐๐๐ฉ๐๐ซ๐ญ๐ฆ๐๐ง๐ญ ๐จ๐ ๐๐จ๐ฆ๐ฉ๐ฎ๐ญ๐๐ซ ๐๐๐ข๐๐ง๐๐
-----------------------------------------------------------------------------
Qaar ka mid ah ardayda barata kulliyadda Culuuumbta computer-ka ayaa u fadhiistay imtixaanka bileedka dugsiga Horseed Academy.
Health Science Part-time
05/04/2026
๐๐๐ฉ๐๐ซ๐ญ๐ฆ๐๐ง๐ญ ๐จ๐ ๐๐๐๐ฅ๐ญ๐ก ๐๐๐ข๐๐ง๐๐ ๐๐๐ซ๐ญ-๐ญ๐ข๐ฆ๐
Qaar ka mid ah ardayda barata kulliyadda Nursing ayaa tababar mudo 2 isbuuc ah uga socda xarunta dugsiga Horseed Academy Galmudug Campus.
Tababarkan ayaa iska kaashanaaya maamulka Dugsiga iyo hay'adda Bisha cas Soomaaliyeed.
Dugsiga Horseed Academy oo astaan u ah waxbarasho tayeysan maamul iyo macalimiin u heelan u adeegidda bulshada Soomaaliyeed waliba si Hagar la'aan ah.
02/04/2026
Barashada xirfadda cilaan saarka iyo Makeup.
Maalinta sabtida Kuna beegan 4/4/2026 waxaa toos loo bilaabi doonaa fasalkii 5aad oo lagu baran doono xirfadda cilaan saarka iyo Makeup.
Dhammaan bulshada danenaysa barashada xirfaddaan waxan idin leenahay kusoo dhawaada dugsiga Horseed academy for science and languages.
Kala xiriir 615352829
Kala xiriir 614601299
Physics form 4
Chapter 6|| Dispersion of light.
๐๐๐ฉ๐๐ซ๐ญ๐ฆ๐๐ง๐ญ O๐ ๐๐จ๐๐๐ซ๐ง S๐ค๐ข๐ฅ๐ฅ๐ฌ.
----------------------------------------------------------------------------
Dhammaan dhalinta jecel inay bartaan xirfadda
๐๐๐ซ๐ข๐ฌ๐ญ๐ waxaan idin ogeysiinayaa inaan toos u bilownay barashada xirfaddaan.
Noqo xirfadle mudo laba bil gudahood.
Xarunteena xaafadda Galmudug Garasbaaley. Tell: 61 5352829.
Tell 614601299.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Mogadishu