Horyaal Medical and Training College

Horyaal Medical and Training College

Share

Horyaal Medical College waa college soo saara xirfadlayaan caafimaad

Photos from Horyaal Medical and Training College's post 29/11/2025

Naga qaado full practical oo ultrasound ah 61 9088046 whatsapp iyo wicitaanba

29/11/2025

Horyaal Medical College wuxuu qadanaa fasaxo cusub oo Diploma in ECG full time and parttime fadlan nagala Soo Xariir 61 9088046

Photos from Horyaal Medical and Training College's post 25/10/2025

Naga hel practical dhameystiran oo nagala Soo Xariir 61 9088046

Photos from Horyaal Medical and Training College's post 13/10/2025

Nagu soo biir oo naga qaado Nursing and Midwifery oo practical dhameystiran leh nagala Soo Xariir 61 9088046 whatsapp iyo wicitaanba

Photos from Horyaal Medical and Training College's post 16/12/2024

Nagu soo biir oo naga hel practical qeybahaan
Nagala soo xariir 61 9301317

Horyaal Medical College
1. Diploma in Medical Laboratory
2. Diploma in pharmacology
3. Diploma in Nursing
4. Diploma in Midwifery
5. Diploma in Nutrition
6. Diploma in Public Health
7. Diploma in Ultrasound
College wuxuu kuyaalaa
isgooska Howlwadaag kasoo horjeedka Schoolka 21 november

_Dre maadadeed jeceshahay in aad naga barato_

13/08/2024

Kuliyada Culuumta Caafimadka ee Horyaal Medical College Baar Ubax Compus garahaan Qeybta Nursing
Kuliyadu inteey dhisneed waxeey utaagneed soo saarida Jiil hagaagsan Horumarsan lehna xirfado wax ku ool ah
Kuliyadu waxeey idiin diyaariday Qeybo kala duwan garahaan qeybta Nursing ka waxaad ka heli kartiin praticalo dhameeystiran sida
1. Utababarida Ardayga Kalkaaliyaha OPD
Kalkaaliyaasha OPD waxaa lagu tababaraa :
• Qiimaynta baahiyaha bukaanka
• Kala soocida bukaanada
• Caawinta baadhitaanada buukanka
• Kawarqabida Xaalada Cafimaadka ee Bukaanka
• Jadwalka ballamaha bukaanka

• Ilaalinta diiwaannada caafimaadka ee buunka

2. Utababarida Kalkaaliyaha ICU

Kalkaaliyeyaasha ICU waxaa siinaa waxbarasho sare iyo tababar gaar ah . Waxaan utaba barnaa doorka caawinta iyo bixinta adeegyada daryeelka caafimaadka aasaasiga ah iyo kuwa gaarka ah. Waxaan badanaa si madax-banaan ama si wada jir ah ugeeynaa Isbitaalada aan wada shaqeynta leenahay , iyagoo kafaaiida adeegyo kala duwan ee ku saabsan takhasuska ICU.

Kalkaaliyeyaasha ICU xirfadaha
eey baranayaan waxaa kamida

• Kuxirida Bukaanka Ogsijiinta
• Kuxirida kateetarka
• Ilaalinta Deegaanka ICU
• Daeyeelka Bukaanka
• Kawar qab joogtaa

3. Utababarida operating theater(OT )

Utaba barida Kalkaaliyaasha shaqada Saalada Qaliinka

• Abaabulka qalabka qalliinka iyo saadka Saalada

• U diyaarinta bukaanka qaliinka

Kuliyadda Culuumta Caafimaadka ee Horyaal Medical College waxeey Ardayda Kalkaaliya nimada naga barta utaba barnaa

• Diyaarinta Qalabka Qaliinka

• Maareynta qalabka qalliinka

• Odoroska baahida dhakhaatiirta qalliinka

13/08/2024

Midwifery
Waa qeyb ka mid ah xirfadaha uu bixiyo Horyaal Medical College ee xariira xirfadda daryeelka hooyada xiliga dhalmada ka hor iyo dhalmada kadib College wuxuu utaaganyahay soo saarida Umulisooyin tayo sarre leh
dad badan oo aduunyada ku nool
ayaa ku shaqeeysta xirfadda umulasanimada
midwifery balse dadkaas ayaa iskugu jira laba nooc oo kala ah

 Umuliso aqoon dhameeystiran leh

 Umuliso dhaqameed

Waa maxay umuliso

Umuliso markaaan sikooban uqeexno umuliso waashaqsi aqoon iyo xirfad uleh dhalmada iyo daryeelka hooyada iyo canugeeda. Kuliyada Culuumta Caafimadka ee Horyaal Medical College waxaan Da daal gaar ah kubixinaa Tayeenta Umuliooyinka Somaaliyeed iyo sooraadi umulisooyin Xirfadsare leh
Umulisada aqoonta leh waa badbaadada hooyada iyo canugeeda .
Waxaan utaaganahay in aan umadda Somaaliyeed kagudbino kutiirsanantii Umuliso dhaqameedkii Xiliyadii h**e lagu tiirsanaa hadana wali kudanbeeyda Dalkeena Hooyo
Waa maxay umuliso dhaqameed

Umuliso dhaqameed

Waa qofka shaqeeya goob caafimaad gaarahaan kuwa lagu dhalo lakiin aanan laheeyn wax cilmi ah oo ku aadan shaqadaas xirfad xumada ka dhalata

umuliso dhaqameedka waxey keentaa ama
sababtaa in malaayin hooyooyin ah ay udhintaan.
ama ayu naafoobaan xirfad xumadaas. xifad xumada ugu badan ee heeysta umuliso dhaqameed ka waxaa ka mid ah

 Malaha wax cilmi ah oo ku aadan shaqadaas.

 Maku shaqeen karaan qalabaadka waxlagu dhaliyo.

 Haddii uu dhiig bax yimaado maheystaan wax dhiig joojin iyo dawooyin kale bah.

Photos from Horyaal Medical and Training College's post 06/08/2024

Horyaal Medical College Baar Ubax Compus hooyga Practical

Photos from Horyaal Medical and Training College's post 06/08/2024

Mantay iyo practicalkii Ultrasound

Photos from Horyaal Medical and Training College's post 05/08/2024

Xarun wax dhista Horyaal Medical College Baar Ubax Compus

05/08/2024

Fariin kusocota dhamaan ardayda Jecel Barashada Sheeybaarka
Matahay arday dhigta Ama dhameeyay ama Jecel in uu barto Sheebaarka( Medical Laboratory) maka walwaleeysaa Practical Laxariirta Sheeybaarka hadaba Kuliyada Culuumta Caafimad ee Horyaal Medical College waxeey kuudiyaariday Practical Dhameeystiran oo Laxariirta Sheeybaarka Waxaadna Uqadan Doontaa
1. Hab Manual ah(Gacan qabasho ah)
2. Hab machines (Qalab adeegsi ah )
Oo eey kugu baridoonan Macalimiin Baratay oo an Baawsi eheen una heelan qabtirka Baahidaada waxbarasho waxaad maantay Baran karto Barri ha ushalaaynin
Waxaan utaaganahay in eeynu kacaawino Ardayda Jecel in eey kaguul gaaraahaan Xirfadooda Sheeybaarka
Waxaanu wax kugu baridoonaa si Masuuliyad Iyo Ufnaan leh
Eey Horay usoogaaraan Horyaal Medical College Nagala Soo xariir Nambarada Shaashada kaaga Muuqda
+252611521002
+252619301317
+252621521002

02/08/2024

Aas aaskii kuliyada Culuumta Caafimaadka ee Horyaal Medical College

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Address


Wadnaha Street
Mogadishu
252