Waxaan daawaday Muuqaal uu soo dhigay ninkaan lagu magacaabo alfa
Horta ninkaan ma ahan nin shiidle ah ee waa Eylo.
Mida xigta Warkiisa dhan waa baar laxowsi iyo owrkacsi
Waa cunsuri qabyaaliiste iyo Rufiyaan Cali Guudlaawe
Waxa uu naagaha u geeyaa wasiirka beeraha ee Hirshabelle
Waxa uu boorsada u qaadaa Wasiirka kabahane u caseeyaa
Markaas ayuu meel in uu soo istaago na leeyahay aayaha shiidlo aan ka tashano
Shiidlo waxa ay leedahay dad aan runta ka gamban daba dhilif aan aheyn nacamleeye aan aheyn la iibsan Karin adiga iyo kuwa kula midka ah ee Hirshabelle iska tirsan tihiin iyo 2da Dameero ee Federaalka ka tirsan waxba isma dooriyaan.
Nacamleeye Nimada meel Haku geyso.
Jiin Webi page
pagekaan Soo follow gareey
30/04/2026
Ku:Dhamaan Bulshada 6da oday ee shiidle
Ujeeddo:Dib u eegis iyo go,aan ka gaarista Kursiga Hop 005
Maadaama Dalka uu geli rabo Xaalad Doorasho waxaan ugu baaqeynaa bulshada kursigaas lagu matalo in ay dib u eegis ku sameeyaan waxqabadkii kursigaas bulshada loogu qabtay
Kursigaas waxaa ku fadhiyo muddo ku Siman 10 Sano Maxamed Cumar ceymoy oo aan ognahay haba yaraatee in uusan dadkiisa iyo deegaankiisaba waxba ugu qaban sidaa daraadeed waa in feejignaan lala yimaadaa kursigaasane laga hor leexiyaa Shaqsiga ku daneysanaya kursigaas.
Waxaan rajeyneynaa in shir deg deg ah leysugu yimaado lagana tashto aayaha kursigaas.
05/03/2026
Ugu dambeyntii Adoonkii Abdishakur Shaashaa
Walamooy waxay gaarsiisay inuu isku kaadiyo marka uu arkay laanjariska walamooy oo dushiisa taagan qeylo iyo kaadi ayuu isku daray
War ka joog dhiiqo ayaad lugaha lagalaysaaa
Dhulka ma ahan dhulkii qalaafo Ee aad ka aheed Adoomeyga ka joog heey Dhalinyarada Shiidlo weli digniin ayay ku siineysaaa hadad wax fahmeyso waye joog ka bax arimaha shiidlo
Abdishakur Shaashaa waa doonfaar dadkii madaxweyne maxamad cabdiwaare ka celiyay habeen iyo maalin la joogay xitaa diraca naagaha xertay xuriyadiisa dib ugu soo celiyay wax ka sheegaayo waa kansarka shiidlo waa xaqiiqo hadalkaan ninkaan iska fiiriya shiidlooy
Dhamaan dhalanyarada shiidlo waxan leeyahay iska ilaaliya eyligaan doonfaarka ah oo ay u dheertahay adoonimada
03/03/2026
Eyligaan inuu Adoon yahay shaki miyaa idinka jira waa nin dadkiisa ay naceyn walamooyna xureysay waligiisa ahaan jiray adoonimada
Hadaba ogoow walamooy ineysan kaa aqbaleynin inaad ku xadgudubto dhaqankeeda iyo dadnimadeeda adiga oo ka dhaxfiirsanaayo danahaada gaarka ah
Adoon adoon dhalay duyuusna ah dantiisana ogeen Abdishakur Shaashaa walamooy dhaqankeeda iyo siyaasadeeda iyada ayaa u madax banaan adigana waalagu saxaa oo wadada saxda ah ayaa lagu tusinaaa maanta waxii ka dambeya dhul walamooy ha isku imaanin Adoon adoon dhalay wecel ah
03/03/2026
Abdishakur Shaashaa ADOON WAA ADOON ASALKIISA SHIIDLOOY NINKAAN ISKA ILAALIYA WAA KANSAR AMA NAWAR XANUUN BADAN OO IDINKU DHAXNOOL ISKANA ILAALIYA WAA NINKII ASAGA MUSAAFUR AH LAGA SOO RACDEYAY JUBALAAN AY SHIIDLO SOO DHAWEYSAY KADIBNA KU CAASIYAY DADKII SOO DHAWEYAY MADAXWEYNE WAARE ASAGA UU SOO RACDEYAY AYAN KUSOO DHAWEYNAY GEEDO BARKAAN OO AN HABEEN IYO MAALIN NAFTIISA ILAALINEYNAY ALLE AYAA WAX ILAALIYEEY MAANTANA DADKII ASAGA ILAALINAAYI AYUU CAYNAYAAA AYUU WAXUU ADEEGSANAA SIYAASAD WAXUU KA DHIGANAA JARAN JARO SIYAASADEED
Walal ku xulo aqoon iyo karti hadaleed Dr Hon Mohamed Ali Kuuloow
Hope 088 ee baarlamaanka somaliaya
Madaxweyne Ali guudlawe oo dagaal ku qaaday tuulada mareereey oo ka mid ah tuulooyinka waaqbiyo
Cali guudlawe oo dadkii maskiinta ahaa dagaal ku qaaday asaga oo u hiilinaayo dadkiii uu ka dhahsy ee warsangeli
Tuulada waaa mareereey oo hoostimaado Degmada jowhar oo ah caasimada Hirshabell
16/10/2025
Waa dhaawacyada Maleeshiyaadkii Cali Guudlaawe mooryaan
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Website
Address
Mogadishu