Bachelor of Business Administration BBA23

Bachelor of Business Administration  BBA23 Bachelor of Business Administration, Faculty of Management sciences at SIMAD UNINVERSITY SIMAD UNIVERSITY

11/01/2024
Hambalyo  Hambalyo  HambalyoBahda Bachelor of Business Administration  BBA23 waxa ay hambalyo diiran hawada u marinayaan...
16/12/2023

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

Bahda Bachelor of Business Administration BBA23 waxa ay hambalyo diiran hawada u marinayaan agaasimaha cusub Mogadishu Somali TΓΌrkiye Training and Research Hospital ee Mohamed Hussein .

Waxaan Alle kaga baryeynaa in xilkaan loo idmaday ku asturo.

Aamin


SIMAD University

Congratulations! Malaak Yakub! The Best Administrative Award in the student service category in 2023 🎊 Your appreciation...
06/11/2023

Congratulations! Malaak Yakub! The Best Administrative Award in the student service category in 2023 🎊
Your appreciation award is evidence of your great abilities and the positive influence you have had on others. Best wishes, Malaak Yakub.
Your talent and commitment are truly evident, and this award is well-deserved proof of your outstanding accomplishments. Good work! 🌟

Bachelor of Business Administration BBA23
Office of the Registrar - SIMAD University

Malaak Yakub

πŸ™ŒOne of usπŸ™Œ
11/08/2023

πŸ™ŒOne of usπŸ™Œ

That's awesome πŸ‘Œ πŸ‘  Congratulations 🎊 πŸ‘ our classmate Hiba Mohamed
24/05/2023

That's awesome πŸ‘Œ πŸ‘
Congratulations 🎊 πŸ‘ our classmate Hiba Mohamed

I am excited to use this achievement as a stepping-stone for further growth and development in my career. I remain committed to pursuing excellence in all that I do, and I look forward to contributing my skills and knowledge to make a meaningful impact in my field.

π‘π€πŒπ€πƒπ€π WANAGSANWaxaan guud ahaan umadda Muslimiinta, gaar ahaan umadda Soomaaliyeed ugu bishaaraynaynaa bilshada bisha ...
22/03/2023

π‘π€πŒπ€πƒπ€π WANAGSAN

Waxaan guud ahaan umadda Muslimiinta, gaar ahaan umadda Soomaaliyeed ugu bishaaraynaynaa bilshada bisha barakeysan ee soonqaad.
Allaha ha innaga yeelo kuwii farxad iyo cibaado suuban ku dhameysto.

RAMADAN MUBARAK

Gunaanad quruxdan.Muddo 4 sano oo aan waxbarasho wadaag aheyn hadda waxaa soo afmeermay safarkii 1aad ee SIMAD Universit...
12/10/2022

Gunaanad quruxdan.

Muddo 4 sano oo aan waxbarasho wadaag aheyn hadda waxaa soo afmeermay safarkii 1aad ee SIMAD University.
Rabbi ayaa mahadaa leh oo si qurux badan inoogu suurto galiyay inaan gaarno halkii aan dooneynay.
Kadib dadaalkii, dhiiragalintii iyo aqoontii nagula soo bixiyay, waxaan ka soconaa Jaamacadda oo aan u nahay safiiro ku matala hadba halka aan joogno.

Waalid, walaal,asxaab, maamulkii iyo macalimiinteeni sharaf badnaa aad bay u mahadsan yihiin, la'aantiin iyo tii Rabbi suurto gal ma ahaateen halka aan taaganahay.

Safarku hadda ayuu bilow yahay, waxa ugu mudan ee xiligaan naga samata bixin kara waa karti, dadaal iyo xogta oo la wadaago.

Forever
BBA23

Bahda BBA23 waxa ay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Mulki Yakub Abdow oo loo magacaabay Secretary, admisions and record...
19/09/2022

Bahda BBA23 waxa ay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Mulki Yakub Abdow oo loo magacaabay Secretary, admisions and records ee SIMAD University .

Guul iyo GobonimoπŸ™Œ

Dhammaan bahda BBA23 waxa ay farxadda guurka ugu hambalyeynayaan Mrs:Munira Hassan Hashi iyo Dr. Abdulkadir Ibrahim Abdu...
16/09/2022

Dhammaan bahda BBA23 waxa ay farxadda guurka ugu hambalyeynayaan Mrs:Munira Hassan Hashi iyo Dr. Abdulkadir Ibrahim Abdullahi oo maanta guurkooda ka dhacay magaalada Muqdisho.

Isku waara oo ubad kheyr qaba kala hela,
Rabbi idinka yeel kuwii isku nastee nagaada.
🀲Amin🀲


CIID WANAAGSAN AXBAABII
09/07/2022

CIID WANAAGSAN AXBAABII

In kadan 4 sano oo an waxbarasho wadaag aheyn waxaa maanta oo ay ku asteesan tahay 27/06/2022 inoogu soo idlaaday safark...
27/06/2022

In kadan 4 sano oo an waxbarasho wadaag aheyn waxaa maanta oo ay ku asteesan tahay 27/06/2022 inoogu soo idlaaday safarkii dheeraa aan ugu sahan tagnay dhanka aqoonta.

Maalmaha wacan waa marin loo baxsado kwa aan la jecleysan, run ahaantii sekan walba aan soo wada qaadanay waxaa mid xasuus leh, waxa uu noqon doona mid aan jecleysano.

Kaliya waxaa soo idlaaday 4 sano,
Kaliya waxaa soo idlaaday imtixaankii,
Kaliya waxaa soo gabagaboobay waqtigii badnaa ee an isla qaadan jirnay.

Waxaa baaqi noqon doona saaxibtimadii,
Waxaa hari doono walaaltinimadii,
Waxaa kaloo sii jiridoona wanaagii dhexdeena.

Hooygeenu ha ahaada qalbiyada wanaagsan,
Ha waaro wanaaga,
Oo hankeenu ha sareeyo.



Sharaf ayey inoo tahay, inaan 4 semester wadajir aheyn, Mudane Mohamed Hussein (Ashraf). BBA23 mar walba qalbiyadooda ba...
11/06/2022

Sharaf ayey inoo tahay, inaan 4 semester wadajir aheyn, Mudane Mohamed Hussein (Ashraf).

BBA23 mar walba qalbiyadooda baad ku noolaan doontaa, aad ban kaga mahadcelineynaa talo iyo tusaaleynta ku lamaanan saaxiibtinimada.

Guuleyso waligaa Bareheena.

Address

Jidka Warshaddaha, 630 Mogadishu, Somaia
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bachelor of Business Administration BBA23 posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share