05/09/2025
Dhamaan dufcada 7aad ee school al hilaal waxay halkaan Hambalyo uga dirayaan Ustaad Abdirashiid Sheik Mahamud oo si rasmi ah loogu magacaabay maamulaha dugsiga sare ee ganacsigga & xisaabadka AL HILAL COMMERCIAL SECONDARY SCHOOL waxayna u rajeynayaan in hoggaamintiisa ay horseedi doonto horumar iyo waxqabad muuqda.