04/04/2026
Sabti 4-4-2026 waxaa inoo daah furmay Tartanka Kubadda Cagta Elmi Bile Cup.
Kulanka 1aad ee daah furka waxaa lagu daah furay Kooxaha kala ah Form Two iyo Grade 8 B.
Time
From Two 7-5 Grade 8 B.